ereyga

gola-kakac

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

gola-kakac

DHAN

m.l Qof aftahannimo dheeraad ah leh.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

gola-kataag

DHAFANDHAAF

m.l Qof leh dabci wanaagsan oo uu dadka kale kaga duwanyahay, sida geesinnimo, sakhinnimo, aftahannimo iyo wixi lamida.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]

Gola-ha

DHAFANDHAAF

conseil, centre, pièce, chambre.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

dalkakac

DHAFANDHAAF

-a: (magac, lab, keli) dalkii la degganaa oo looga guuro colaad ama abaar dartood. Dh: barakac, dalkaqax, qaxid.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

salkakac

DHAFANDHAAF
1

-a: (magac, lab, keli) fadhi kari waayid.

2

salkakac-a: (magac, lab, keli) sida la noqdo marka socdaal ama wax kale si weyn loo niyeeyo Dh: hiyikac. Li: barriinsi.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

kala-kaan

DHAFANDHAAF

m.l (kiimika) Wax la xidhiidha in ka badan hal weji. Iskujir kala kaan ah, tusaale ahaan, wuxuu ka koobanyahay laba ama dhowr weji oo kala muuqda.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

golakataag

DHAFANDHAAF

-ga: (magac, lab, keli) qof leh dabci wanaagsan oo uu dadka kale kaga duwanyahay, sida geesinnimo, sakhinnimo, aftahannimo ama wax kale.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

galawkayare

DHAFANDHAAF

-ha: (magac, lab, keli) shinbir ka yar galowga laakiin u eg.

waa la naqliyay ✓