glucometre
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
glucometre
glucometre, n.m. - makiinad lagu giyaaso sonkorta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pluviomètre
pluviomètre, n.m. - qalab lagu qiyaaso xajmiga biyaha meel ku da'a xili go'an.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
géomètre
géomètre, n.m. - aqoonyahanka jiyomeetariga iyo xisaabta
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gazomètre
gazomètre, n.m. - lagu cabiro xajmiga gaaska
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
goniomètre
goniomètre, n.m. - makiinad lagu cabiro sinaanta dhulka iyo xagalada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
parcomètre
parcomètre, n.m. - makiinad la dhigo ama ku taala meesha baabuurta la dhigto oo xisaabisa baabuurku inta meesha uu yaalay.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
galvanomètre
galvanomètre, n.m. - makiinad lagu cabiro xooga qulqulka korontada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
goniométrie
goniométrie, n.f. - aqoonsiga xagalada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
granulométrie
granulométrie, n.f. - cilmiga kala saarsaarida ciida sida ay u kala waaween tahay.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Glucose
Guluukowa
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
glucose
(n) sugar found in certain food, especially fruits, and in the normal blood of all animals; a major source of energy for humans; also see carbohydrate.
sonkorta laga helo cuntada
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
glucose
/glukows/ (n) gulukoos, nooc sonkor ah oo jirka qofka tamar siisa.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
glucose
glucose, n.m. - glukoos (sonkor).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
geometra
s.m. - muhandas, joometer.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Geometry
Joometeri
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
geometry
/jiyomatri/ (n) joomatari, cilmiga xisaabta ee la xiriira xaglaha iyo xarriiqaha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
glacière
glacière, n.f. - meesha barafka lagu kaydiyo ama jalaatada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
glaucome
glaucome, n.m. - cudur indhaha ku dhaca oo indhaha beelreeba ama arag darro.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Aerometre
Hawobeege
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Altimetre
Joogbeege
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Atmometre
Uumiyow beege
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
baromètre
baromètre, n.m. - Qalab lagu qiyaaso cadaadiska hawada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
géométrie
géométrie, n.f. - cilmiga xisaabta qiyaasta xagalada ama jaangoynta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
kilomètre
kilomètre, n,m. - Kiilomitir (Km).
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Manometre
Cadaadisbeege
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
manomètre
manomètre, n.m. - Makiinad lagu qiyaaso xoogga gaaska ama neefta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pifomètre
pifomètre, n.m. - si mala awaalid ah oo wax loo cabbiro; qiyaas.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
podomètre
podomètre, n.m. - qalab lagu qiyaaso tilaabada qofka isla markaana sheegta hilaadaha masaafada qofku gooyay.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pyromètre
pyromètre, n.m. - qalab lagu qiyaaso kulka aad u sareeya
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Sonometre
Jabaqbeege
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Anemometre
Anemoomitir (Xawaare-Hawo beeg)
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Hectometre
Hegtomitir
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hydromètre
hydromètre, n.m. - makiinad lagu qiyaaso qoyaanka hawada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hypsomètre
hypsomètre, n.m. - makiinad lagu qiyaaso dheeraarka dhulka inta uu u jiro heerka badda.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Micrometre
Maykrobeege
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
micromètre
micromètre, n.m. - cabir yar.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pantomètre
pantomètre, n.m. - qalab lagu sawiro xagallada iyo xariiqimaha.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Photometre
Footoobeeg
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
piézomètre
piézomètre, n.m. - qalab lagu qiyaaso xawaaraha biyaha ama qulqulka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
planimètre
planimètre, n.m. - qalab sinaanta lagu qiyaaso.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Magnetometre
Birlabnimobeege
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photométrie
photométrie, n.f. - qalab loogu tala galay in lagu cabbiro ifka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tachéomètre
tachéomètre, n.m. - qalab lagu qiyaaso kala saraynta dhulka ama tobograafiyada
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Thermometre
Kulbeege
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
thermomètre
thermomètre, n.m. - kul beeg