gazetier
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gazetier
gazetier, n.m. - qofka ama joornalistaha wargayska gora.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gazeifier
gazeifier, v. - gaas samayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
gazette
/gazet/ (n) jariidad, siiba joornaal ogeysiisyada dawladda lugu soo qoro.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gazette
gazette, n.f. - wargays.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
panetier
panetier, n. - sarkaal loo xilsaaro in uu siiba dadka u qaybiyo rooti agagaarka madaxtooyada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
papetier
papetier, n.m. - qofka sameeya ama gada xaashiyada ama warqadaha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
grainetier
grainetier, n.m. - qofka ama dukaanka midhaha gada (hadhuudh, basal, iwm).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gargotier
gargotier, n. - qofka leh makhaayad aan qaali ahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gâter
gâter, v. - halayn; khasaarin; xumayn; kibrid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gazer
gazer, v. - gaas wax lagu sumeeyo; hagagsanid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
altier
altier, adj. - Isla-weyn; Kibir weyn; Qab weyn; Han weyn.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Gaatir
(Gaatir-ta)
Haragga oogada oo adkaada, siiba kan sacabbada iyo cagaha.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
gaatir
m.dh 1. Haragga oogada oo adkaada, siiba kan sacabbada iyo cagaha. 2. Harag qolof adag noqday oo shafka, goroflegedka iyo cagaha geelu ku yeesho. 3. Geed-nagaaraad oo yar. la-mid: gaatur.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
gaatir
m.dh 1. Haragga oogada oo adkaada, siiba kan sacabbada iyo cagaha. 2. Harag qolof adag noqday oo shafka, goroflegedka iyo cagaha geelu ku yeesho. 3. Geed-nagaaraad oo yar. la-mid: gaatur.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
gaatir
f. n., [collective] hard, horny skin (especially on hands ~ feet)
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
gaatir
-ta: (magac, dhedig, keli) qallaf ku dhaca jidhka dushiisa siiba cagta hoose ee lagu socdo iyo sacabbada oo adkaada. Dh: qallaf, adayg.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gaatir
cf: gowti
de: hard, horny skin (especially on hands ~ feet)
lx: gaatir
pd: (-ta)
ps: n2-f-col
key: gaatir
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gaieté
gaieté, n.f. - faraxsanaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ganter
ganter, v. - gaman gashasho.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
garter
/garter/ (n) laastiko, sida duluc laastiko ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
gather
/gaathar/ (v) 1. isu-uruurid (v) 2. ogaansho, fahmid. e.g. I gather she will come tomorrow. (v) 3. isku-tolid, siiba tolliin maro laysku uruuriyo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
gather
v.tr., isku dar, uruuri, soo uruuri, isu gee, kuriyay, isu keen, isu gur; v.i., isu uruura, isu taga; the clouds gather, daruuruhu isu ururayaan; they gathered together, wa isu urureen.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
métier
métier, n.m. - xirfad; shaqo; aqoon
homme de métier - Xirfadle; ninka hawl gacmeedka u xirfadda leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
atelier
atelier, n.m. - warshad yar
atelier de forgeron - Hoosada
atelier de couture - Warshad yar oo dharka lagu tolo.
atelier de réparation des voitures - Hooso.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gainier
gainier, n.m. - ninka sameeya galka tooriyaha, baastoolada iyo bonduqdaba.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
galerie
galerie, n.f. - god wayn ama agal wayn oo bandhig lagu sameeyo ama wax lagu gado,
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
galette
galette, n.f. - nooc macmacaanada ka mid ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gâterie
gâterie, n.f. - nacnac, wax aad u macaan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
gazelle
/gazel/ (n) golcas (jaad ugaarta ka mid ah oo gol cas).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gazelle
gazelle, n.f. - cawsha.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
gazelle
n., deero, -adi; he gazelle, deer, -ki; Semmeringe's gazelle, cawl, -ki, -shi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
glazier
/gleyshar/ (n) qofka muraayadaha geliya daaqadaha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
grenier
grenier, n.m. - dabaqa guriga ugu koreeya oo loo isticmaalo makhaasin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
guetter
guetter, v. - qooraansad; qooraansasho
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
haleter
haleter, v. - hiraanhirid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
laitier
laitier, adj. - Caano ley.
laitier, n.m. - Wixii caano ku jiraan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
razzier
razzier, v. - weerarid; boobid; dhacid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
galérien
galérien, n.m. - qof nolol adag ku nool.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gaufrier
gaufrier, n.m. - qalabka lagu sameeyo doolshaha malabka leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gazonner
gazonner, V. - caws ama doog ku beerid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
raréfier
raréfier, v. - ku baahid; safayn; kala baahid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
râtelier
râtelier, n.m. - uruurin cawska xooluhu cunaan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sabotier
sabotier, n.m. - ninka sameeya kabaha goryaha ah ee waaweyn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gazouiller
gazouiller, V. - hadaaqa caruurta; hadaaqid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
magnétiser
magnétiser, V. - Birlabayn; birlab ka yeelid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rapetisser
rapetisser, v. - yarayn; gudhin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
bachelier
bachelier, n.m. - dugsiga sare ka baxay
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
balbutier
balbutier, v. - Haghago (marka la hadlayo oo hadalka la qabqabto).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
cameriére
s.m. - kamalyeeri, soore (maqaayad, baar).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
caretaker
/keer-teykar/ (n) waardiye; ilaaliye.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
caretaker
/keerteekar/ (n) ilaaliyi, waardiyi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
cimetière
cimetière, n.m. - Qabuuraha; Xabaalaha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
facétieux
facétieux, adj. - qofka kaftanka ka hela ama kaftama.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fanatiser
fanatiser, V. - ka badbadin; dhaafa xadka caadiga
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
garrotter
garrotter, v. - dhiig xidh; dhiiga la joojiyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gazomètre
gazomètre, n.m. - lagu cabiro xajmiga gaaska
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gouttière
gouttière, n.f. - manjaroorka biyuhu ka hooraan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gratifier
gratifier, v. - abaalgud.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
racketeer
/raakantir/ (n) qof musuqmaasuq lacag ku tabca.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rapatrier
rapatrier, v. - u celin dalkiisi
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ratatiner
ratatiner, se, v. - isku uruurid; isku laalaabmid; gaabasho
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tabatière
tabatière, n.f. - dambas qaad; lagu damiyo sigaarka
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
caffettiéra
s.f. - jalamad qaxwo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
charpentier
charpentier, n.m. - Nijaar; Ninka Farsamada qoryaha (Looxyada) iyo ku shaqeyntooda yaqaana.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
goal-getter
dhugtaha goolka