gastronomy
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
gastronomy
/gaastronami/ (n) habka cunto karinta ama cuntada fiican.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Astronomy
Cilmi falag
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
astronomy
/astraanami/ (n) cilmiga xiddigiska ama meerayaasha sare. e.g. He studied astronomy.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
astronomy
/astronomy/ (n) barashoothy iriithy, billy i hidigho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gastronome
gastronome, adj. et n. - qofka jeecel cunada sida fiican loo diyaariyo.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Agronomy
Aqoon beereed
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Agronomy
Beera aqoon
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
autonomy
/ootanami/ (n) is-maamul.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
astrology
/astrolaji/astrological; (n) cilmi falaga (xiddigaha oo laga faaliyo). e.g. Some people still believe in astrology.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
astrology
/astyrolojy/ (n) ilmy hiddigheed (ilmighy hiddigho i sithy nololly baniaadingky ingly hariirty).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
astrology
n., geeda gooyo, -adi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
astronomer
/astroonamar/astronomers; (n) gofka ku takhasusa cilmiga xiddigiska iyo meerayaasha sare.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
astronomer
n., xidigiye, -hi.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
astronomia
s.f. - cilmiga xiddigaha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
astronomie
astronomie, n.f. - Cilmiga Xiddigiska.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
astaronoomi
-ga: (magac, lab, keli) 'cilmi' barashada cirka, xiddigaha iyo qaabdhismeedka uunka.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
garoomo
f.g3 (-ntay, -matay) Madax, timo ka muldhisasho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
agronome
agronome, adj - Agroonomo ; Beer yaqaan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
autònomo
agg. - madaxbannaan.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Autotomy
Awoodda dib u dhsidda jidhka
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
garoomey
m.dh.kh G. ah: gabar yar, hanaqaad galeen ah oo aan weli timatidcan. la-mid: garaammo.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
garoomey
m.dh.kh G. ah: gabar yar, hanaqaad galeen ah oo aan weli timatidcan. la-mid: garaammo.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
garoomey
f. n., [collective] pubescent ~ adolescent girl
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
garoomey
(fal) madaxa timaha ka wada xiir oo moolee.
garoomey: (tilmaame) gabadh yar oo aan weli timaha tidcan, laakiin hanaqaad ah.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
garoomey
de: pubescent ~ adolescent girl {S}
lx: garoomey
pd: (-da)
ps: n0-f-col
key: garoomey
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Mashroom
Barkin waraabe, boqoshaa
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
strongly
/stroongli/ (adv) si adag (si xoog leh).
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Taxonomy
Abla'ablayn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
washroom
/woosh-ruum/ (n) musqul (suuli).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
astronaut
/astranoot/astronauts; (n) cir bixiyeen ama qof u tababaran dayax gacmeed wadid ama raacid.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
astronaut
/astronot/ (n) langky howothy ky kor dareeraw.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
osteotomy
(n) the surgical cutting of a bone.
laf jaris
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
mastectomy
(n) surgical removal of a breast.
naas jaris
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
astronomical
/astranamikal/ (adj) 1. wax xaddi badan ama sicir cirka ku shareeran (badan). e.g. an astronomical price 2. wax ku lug leh cilmiga xiddigiska.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gastrectomie
gastrectomie, n.f. - marki qof inta la qalo caloosha in laga jaro.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
plastronner
plastronner, v. - isla waynid; isku kalsoonaan.