ereyga

garde-meuble

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

garde-meuble

DHAN

garde-meuble, n.m. - meesha lagu ilaaliyo galabka guriyaha la dhigto.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

garde-feu

DHAFANDHAAF

garde-feu, n.m. - shabaqa birta oo lagu dado dabka

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

gardeelle

DHAFANDHAAF

-ha: (magac, lab, keli) weel sare u taagan oo wax lagu shubto oo af ballaadhan. Gardeelle caano ah iga iibi. Dh: joog.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

garde-robe

DHAFANDHAAF

garde-robe, n.f. - armaajada dharka.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

garde-pêche

DHAFANDHAAF

garde-pêche, n.m. - ciidanka ilaaliya ama kor socda kalluumaysatada

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

garde-malade

DHAFANDHAAF

garde-malade, n. - qofka xanaaneeya dadka jirran.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

garde-côte

DHAFANDHAAF

garde-côte, n.m. - ciidamada xeebta ilaaliya

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

garde-voie

DHAFANDHAAF

garde-voie, n.m. - ilaaliyaha jidka tareenku maro, (isgoyska)

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]

GEED-DEEBLE

DHAFANDHAAF
1

(Ged-deble) S Maerua oblongifolia (Forsk)A.Rich. Capparidaceae.

2

N Barleria acanthoides Vahl. Acanthaceae.

3

N Ruellia patula Jacq. Acanthaceae.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

gras-double

DHAFANDHAAF

gras-double, n.m. - caloosha xoolaha (lo') qaybteeda la cuno.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

garde-chasse

DHAFANDHAAF

garde-chasse, n.m. - askarta ilaalisa xayawaanka si looga celiya dadka laaya.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

garde-manger

DHAFANDHAAF

garde-manger, n.m. - qofka ilaaliya xerada lagu layliyo fardaha.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

essuie-meubles

DHAFANDHAAF

essuie-meubles, n.m. - marada lagu tirtiro moobilka

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

patte-mouille

DHAFANDHAAF

patte-mouille, n.f. - maro inta la qooyo marka dharka la feeraynayo lagu xijiyo feerada marada aan xamilayn kulka.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

porte-feuille

DHAFANDHAAF

porte-feuille, n.m. - boorso yar.

waa la naqliyay ✓