gacan ku dhiigle
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
gacan ku dhiigle
-ha: (n) murderer (moor-dha-rar); killer (kiler) assassin (a-saasin); homicide (hooma-saaydh) ~ mashiidiye, dilaa
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Gacankudhiigle
(Gacankudhiigla-ha)
Qof qof nafta ka gooya; qof dhiig galay; qof dhiig qaba; daddil; dilaa.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
gacankudhiigle
m.l (-layaal, m.l/dh) Qof dambi dil ahi ku cad yahay.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
gacankudhiigle
m.l (-layaal, m.l/dh) Qof dambi dil ahi ku cad yahay.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
gacankudhiigle
m. n., [compound] murderer
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
gacankudhiigle
-ha: (magac, lab, keli) qof qof kale dilay oo qudha ka jaray. Dh: dhagarqabe.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gacankudhiigle
de: murderer
lx: gacankudhiigle
pd: (/ha)
ps: n7-m-cmp
key: gacankudhiigle
Qaamuus Soomaali-Carabi oo Kooban - Cabdirisaaq Maxamed Cilmi Ina-Warfaa [2007]
gacankudhiigle
قاتل
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
assailant
/asseylant/assailants; (n) qofka shirqool ku dila qof kale (gacan ku dhiigle).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
homicide
/homasaydh/ (n) 1. dad-dilis. (n) 2. gacan ku-dhiigle.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
murderer
/mardharar/ (n) gacan ku dhiigle (qofka qof dila).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Flagrante Delicto
Gacan ku dhiigle
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
assassino
s.m. - gacan ku dhiigle
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
omicida
s.m. gacan ku dhiigle.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
assassin
assassin, n.m. - Qofka cid dila; Gacan-ku-dhiigle; Danbiile;
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
meurtrier
meurtrier, n.m. - qofka cid dila; gacan-ku-dhiigle; dilaa; qaatil; laayaan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tueur
tueur, n.m. - dad-dil; qofka dadka dila, gacan ku dhiigle
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
gacanta ku dhig
v. arrest
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
gacankudhiiglenimo
-da: (magac, dhedig, keli) daddilnimo ama dadlaynnimo. Isagu gacankudhiiglenimo ayuu u ban baxay.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
gacankutaagle
m.l Nin keligii tashade ah oo aan garqaadan.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
gacankutaagle
m.l Nin keligii tashade ah oo aan garqaadan.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
gacan ku bood
handspring
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
gacan ku istaag
handstand
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gacanta_ku_dhig
de: arrest
lx: gacanta ku dhig
pd: (dhigay)
ps: v1=expr
key: gacanta_ku_dhig
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Gacan ka shaqayn
Lavoro manuale
Manual work