fraudulent
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fraudulent
/frojulant/fraudulence (adj) khayaano-ah, been-ah siiba foorjari ama been-abuur ku jiro
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
frauduleux
frauduleux, adj. - sirid leh.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
khiyaanadlow
m. n. fraud, fraudulent person, deceiver
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
beenabuur
-ka: (n) forgery (foorjari); falsification, something fraudulent ~ foorjari
beenabuur: -ay / tay: (v) counterfeit (kaawnterfit); fabricate, falsify, forge, make up, phony ~ beensamayn
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
khiyaanadlow
a: khiyaanadle
de: fraud, fraudulent person, deceiver
lx: khiyaanadlow
pd: (-ga)
ps: n7-m, n2a-m
key: khiyaanadlow
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
flatulent
/flaajulent/ (adj) daaca-qurunsan, daaca-qurmid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
truculent
/trakyalant/ truculence; (adj) horor ah (qof dagaal iyo rabsho badan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
frauder
frauder, v. - sirid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prudent
/pruudhant/ prudence; (adj) indheer-garad ah (caqli badan, taxadar badan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prudent
prudent, adj. - digtoon
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
prudent
a., fooyig, miyirsan, miyir qaba.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fragment
/fraagment/ (n) 1. jab, jeex, qurub (v) 2. ja-jabin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fragment
fragment, n.m. - in yar; qidcad yar; jajab; burbur; googo'; firdhad; fanfaniin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fraudeur
fraudeur, n.m. - tuug.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
frequent
/friikwant/ (adj) in-badan dhaca; caadi-ah (v) 2. badanaa soo noq-noqda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fréquent
fréquent, adj. - soo nognoqda; marwalba.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Gradient
Tiiro
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Gradient
Tiiro
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Gradient
Tilro
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
gradient
/greydhiyant/ (n) degaan-dag, ama heerka jan-jeerka.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
purulent
(adj) containing or secreting pus.
malax baa ku jirta
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
purulent
purulent, adj. - u eg malax; malax oo kale ah; malax keena
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
redolent
/redhlant/ (adj) urkeed leh (wax kale sidiis u carfaya).
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
fraud (n)
hayaani
khiyaamo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
grandelet
grandelet, adj. - yare wayn (dheerar).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
grandement
grandement, adv. - badnaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Farandulleyn
(Farandulleyn-ta)
(dad) Afarta addin ku ordid; afar-addinleyn; gabaaraggurdeyn.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
farandulleyn
m.f.dh eeg farandullee. la-mid: farandulleys, firindigleyn, firinndigleys.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
farandulleyn
-ta: (magac, dhedig, keli) afarta addin, mar qudha ku wada ordid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
farandulleys
m.l la-mid: farandulleyn.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
farandullee
f.mg2 (-leeyay, -leysay) Lugo iyo gacmo wada jira ku ordid (dad). la-mid: firindiglee.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
farandullee
v. walk on all fours
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
farandullee
-yey / farandullaysay: (v) walk with both legs and hands; crawl (karawl)
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
farandullee
(fal) afarta addin, mar qudha ku wada carar.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
farandullee
de: walk on all fours
lx: farandullee
pd: (farandulleeyey)
ps: v2b=
key: farandullee
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fraichement
fraichement, adv. - cusub.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
franchement
franchement, adv. - dhab ahaan; xaqiiqdu sida ay tahay
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fréquemment
fréquemment, adv. - inta badan; badiyaaba.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
grandparent
/graan-parant/ (n) awoowe ama ayeeyo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
translucent
/traans luusant/ translucence (n); (adj) if-gudbiye (ilays-gudbiye).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
graduellement
graduellement, adv. - qaybsanaan.