forwarding
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Forwarding
Diris
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
dirid
-da: (n) the act of sending or dispatching, forwarding, routing, shipping or transmitting ~ diris-ta
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
KHARASHKA RARIDDA IYO DIRIDDA
Spese d'imbarco e spedizione
Shipping & forwarding charges
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
RARAHA/DEJIYAHA ALAABTA
Spedizioniere
Forwarding agent
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Soo dirid
Spedizione
Forwarding
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
WAKAALAD ALAAB DIRID/SOO DEJIN
Agenzia di spedizione
Forwarding agency
Waa Xafiis shaqadiisu tahay inuu ciddii u baahata u diro, ama u soo dejiyo, badeeco (Cr.), ama alaab kale oo ku timid markab, dayuurad, iwm, dabadeedna hawshaas khidmad ku qaato.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
forward
khadka hore
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
forward
/foorwadh/ (adj) 1. xaga-hore (adj) 2. horreeya (adj) 3. indha-adag, aan gaban. e.g. He is too forward. (v) 4. horey u-dhigid, horey usoo gudbin.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Forward
Hor-joog
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
forward
ad., hor, hore; the man who does not go forward, goes backward, ninkii aan horay u soconini, dibuu u socdaa; from this time forward, goortaan inta ka dambaysa.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
rewarding
/riwoordhin/ (adj) faa'iido leh (lugu qanco).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
forbearing
/foorbiirin/ (adj) dul-qaad badan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
forbidding
/forbidhin/ (adj) cabsi-leh, laga cabsanayo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
foreboding
/foorbowdhing/ (n) saadaal-xun, rajo-xun
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
farming
/faarmin/ (n) beer-falasho.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Forging
Birqabayn
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
loading
n., (freight) shexnad, --di.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reading
/riidhin/ (n) akhris (wax-akhris, wax daalacasho).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Reading
Akhris
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Rearing
Dhaqan
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
warning
digniin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
warning
/woornin/ (n) digniin.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
warning
n., digniin, -ti; send a warning, digniin dir.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
warring
/woorin/ (v) dagaalamaya (xarbiyaya).
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
faraadin
-ka: (magac, lab, keli) nin lafaha jaba kaba kuwa burburana gura oo aqoon dheer u leh lafaha.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
feraadin
-ta: (magac, dhedig, keli) qofka lafaba kaba. Feraadin ugu yeedha wiilka lugba jabane. Dh: farsamayaqaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
firaarin
m.dh la-mid: feeraarin.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
foorarin
m.dh la-mid: foororin.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
foorarin
-ta: (magac, dhedig, keli) qof ama wax kale, hoos u qalloocin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
forewarn
/foorworn/ (v) uga-digid, u-digid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
formarsi
v.rifl. - ka dhalasho, kobcid.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
forwa rd
xagga hore

guarding
ilaalinaya
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
horaadin
m.f.dh eeg horaadi. la-mid: horaadis.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
hormarin
m.f.dh eeg hormari. la-mid: hormaris, horummarin.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
hormarin
-ta: (n) 1. prepayment (priipeey ment); advance payment ~ qadimaad. 2. development (divolopment)
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
hormarin
-ta: (magac, dhedig, keli) horay u dhigid: horay u marin.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
warwarin
m.dh la-mid: walwalin.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
warwarin
-ta: (magac, dhedig, keli) cid kale welwel iyo caloolyow ku abuurid. Waalidka warwarinta ka dhawr.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cowardice
/kawardhis/ (n) fulaynimo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
cowardice
n., bajis, -ki, fulanimo, -adi.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Forebrain
Maskax horaad
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
foregoing
/foorgoyin/ (adj) hore
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
foregoing
a., hore.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
forgiving
/forgivin/ (adj) cafin-badan, saamaxaad-badan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
regarding
/rigardhin/ as regards;(prep); khusaysa ku taxaluqda, ku saabsan.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
spreading
n., firidh, -ki, firdhis, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
commanding
/kommaandhing/ (n) xukuma (xukunka haya).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
foretelling
n., wax sheeg, -gi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
forthcoming
/foorth-kamin/ (adj) 1. Soo-socda, soo-dhow (adj) 2. diyaar-ah, la-diyaar ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gourgandine
gourgandine, n.f. - naag nolol xun; dhilo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
woodworking
/ (n) farasmada alwaax-qorista.
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
forward (adv)
hardhi
xagga hore