forethought
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
forethought
/foort-thoot/ (n) garasha-dheeri, horay uga-fakaris.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
fiiradheeri
-da: (n) foresight (foor-sayt); prudence (puruu dhansi); discretion (dis kareeshin), forethought il-dheeri, aragti dheeri
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
garasha dheeri
(expression) having forethought (foort-thoot); prudence, foresight or intelligent (in tala-jent) ~ fiira dheer, caqli badan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
forthright
/foorth-rayt/ (adj) daacad u hadla (aan hadalka laalaabin). e.g. She is a very forthright young lady.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
afterthought
/aafterthoot/afterthoughts; (n) wax aad tiraahdid ama sheegtid goor dambe adigoon ka fiirsan (ka fakarin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
forecourt
/foorkort/ (n) bannaanka, fagaaraha hore ee deyrka.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
foresight
/foorsayt/ (n) fiira-dheeri. e.g. I liked her foresight in saving up money for the trip.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fortnight
/foort-nayt/ (n) laba-asbuuc
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
fortnight
n., afar iyo tobnaad, -ki; shan iyo tobnaad, -ki.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
FahrenhelgHt
Faaranhayt
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
although
/ooldoo/ (conj) inkastoo. e.g. Although I am sick, I have to go to work.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
although
/oolthoo/ (conj) inkasty. Although I ate a big lunch, I was hungry again in two hours.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
although
c.; although you be not good, yaa baanad wanaagsanaynee; although a big boy, you are not good, wiil weyna waa tahay, mana (mase) wanaagsanid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
foremost
/foormost/ (adj) ugu horreeya, ugu-muhiimsan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sort out
/soort awt/ (v) ka-soo saarid (ka soo-soocid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
forefront
/foor-front/ (n) safka-hore, caaradka
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
forthwith
/foorth-with/ (adv) hal-mar, isla-markiiba
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ferret out
/ferit-awt/ (v) soo-saarid, soo-helid baaris ka-dib
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
foreground
/foorgrawn (n) muuqaalka-hore, aragtida ugu sokaysa
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
go through
/ (v) 1. rasmi u ogolaansho, la ogolaado. e.g. After much debate the deal will probably go through. (v) 2. marid, sida dhib soo-marid. e.g. He went through many difficult times in his life. (v) 3. fiirin, baarid. e.g. I went through the questions.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
torchlight
/torj layt/ (n) ifka-tooshka (nal-toosh).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
overwrought
/owvar-rot/ (adj) khal-khalsan (isku-dhex yaacsan).