fonendoscope
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Fonendoscope
Dhegeystaa
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
endoscope
(n) an instrument for examining the interior of a bodily canal or hollow organ.
qalabka lagu baadho marinada jidhka guduhiisa
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
endoscope
endoscope, n.m. - qalab ama makiinad qofka afka laga galiyo si loo ogaado cudurka caloosha
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
endoscopy
(n) visual inspection of any cavity of the body by using an endoscope.
fiiris jidhka gudihiisa iyada oo la adeegsanaayo qalab lagu baadho jidhka gudiihisa
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
endoscopie
endoscopie, n.f. - baadhista cudurka uur ku jirta qofka.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Nephoscope
Nefaskoob
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
kaleidoscope
/kalaydhaskowb/ (n) 1. tuubbo markii la wareejiyo midabbo indha sarcaad ah leh. 2. wax kasta oo markii la wareejiyo midabbo sameeya.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
horoscope
/hooraskowp/ (n) burjiga ama xiddiga qofka oo laga qiyaaso cilmi-falaga oo lugu saleeyo dhalashada qofka. e.g. My horoscope says that I'll become wealthy one day.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
horoscope
horoscope, n.m. - cilmul falak.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Minoscope
Weyneeye
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
rhinoscope
(n) an instrument used to examine the nasal passages.
aaladda lagu eego dulalka sanka gudahooda
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
colonoscopy
(n) a procedure using a slender tubular instrument with a small light on the end for inspection of the colon.
dariiqa tuubo nal yar ku leh cidhifka dambe la geliyo mindhicirka si loo eego mindhicirka gudihisa
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
stethoscope
(n) an instrument used for listening to sounds produced within the body,
aalada codka jidhka lagu dhegaysto
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
stethoscope
/stethaskowp/ (n) qalabka dhegaha takhtarku gashado markuu bukaanka baarayo.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Stethoscope
Dhegeystaa
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
stéthoscope
stéthoscope, n.m. - qalab (aalad) uu takhtarku dhegaha gashado oo ay dhegaystaan sanqarta jidhka hoostiisa
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
bronchoscope
(n) an instalment used to visually inspect the bronchi.
aalad loo isticmaalo aragtida gudaha laamaha hawado marto
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Bronchoscope
Dhuunneefiifiye
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
magnétoscope
magnétoscope, n.m. - Fideo.