flowered
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
flowered
/flawaridh/ (adj) ubax-leh, ubax lugu-qurxiyey.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
flowerbed
/flawar-bedh/ (n) beer-yar oo ubax ka-baxo
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Flower
Ubax
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
flower
/flawar/ (n) 1. ubax (v) 2. ubxin, ubax-bixin
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
flower
n., ubax, -i, maan, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
flowery
/flaweri/ (adj) ubax-leh, ubax lugu qurxiyey ama shabbaha.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
fered
fered¹: m.l 1. Wax wanaagsan oo khayr leh. Tusaale: “Fered Alla ha kuu furo”. 2. Inkaar, habaar.
fered²: f.g1 (-rday, -redday) Qof inkaar la helid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
fered
m.l 1. Wax wanaagsan oo khayr leh. Tusaale: Fered Alla ha kuu furo. 2. Inkaar, habaar.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
flore
flore, n.f. - ubax.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
lower
(adj) below something or someone; below a particular level.
hoose
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
lower
/lowar/ (adj) ka hoose (ka hooseeya).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
lower
v.tr., (bring low) hoos u qabo, hoos u hay.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
flawed
/floodh/ (adj) cillaysan, ceeb-leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
florid
/flooridh/ (adj) 1. sharraxaad lugu dhoo-dhoobay ama laga badiyey. (adj) 2. waji guduutay ama la-guduudiyey.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
flouer
flouer, v. - xadid; khaa'imid,
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
glower
/glower/ (v) indho ku-gubid, indho xanaaq leh ku eegid.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
covered
a., dabolan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
maawered
-ka: (magac, lab, keli) dareere geedaha laga shiido oo dawo ama cadar ahaan loo isticmaalo. Sheekhu wuxu dawada ku daraa maawered. Dh: maa'ulwardi, maa'alwardi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
powdered
/pawdhardh/ powdery; (adj) budo ah (budo laga dhigay) ridqan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cloistered
/klooystaridh/ (adj) adduunyada ka xir-xiran.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
flower pot
/ flawar-pat/ (n) weelka-ubaxa, weel ubaxa lugu tallaalo oo uu ka baxo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
glowering
/glowerin/ (adj) xanaaqsan, xanaaq leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
uncovered
/ankavaridh/ (adj) aan daboolayn (aan dabool-lahayn).