ereyga

flibustier

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

flibustier

DHAN

flibustier, n.m. - budhcadii badda ee dadka dhici jirtay qarniyadi 17aad (XVII) ilaa iyo 18aad (XVIII) ee Ameerika.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

fluster

DHAFANDHAAF

/flaster/ (n) 1. jaah-wareer (isku dhex yaacis) (v) 2. wareerin, kicin, qas ku-abuurid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]

blister

DHAFANDHAAF
1

(n) a thin, rounded swelling of the skin, containing watery matter, caused by burning or irritation.

2

biyaa galay

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

blister

DHAFANDHAAF

/bilistar/ (n) biyo-gelid (nabar biyo galaan)

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]

blister

DHAFANDHAAF

/blistar/ (n) fing (nibir biyi galeeng eh).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

blister

DHAFANDHAAF

n., gacanti biyo i galay, cagti waa i biyootay.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

bluster

DHAFANDHAAF

/blaastar/ (v) 1. si qaylo ah oo booto ku jirto u hadlid (qaylo booto leh)(n) 2. dabayl aad u daran markay dhacayso (cimilada)

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Cluster

DHAFANDHAAF

Urur

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

cluster

DHAFANDHAAF

/klastar/ (n) 1. urursan (xoonsan) (v) 2. ururid (is-xoomin).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]

flutter

DHAFANDHAAF
1

(n) a disturbance of normal heart rhythm

2

khalkhal ku dhacay garaaca wadnaha

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

flutter

DHAFANDHAAF

/flater/ (v) 1. babbasho, sida baalasha shimbiraha iwm (v) 2. isku-dhex yaacid, jaahwareerid, kado ama farxad darteed.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

liftier

DHAFANDHAAF

liftier, n.m. - wiish-wale (wiish-wade).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Lobster

DHAFANDHAAF

Carsaanyo

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Lobster

DHAFANDHAAF

Aragoosto

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

lobster

DHAFANDHAAF

/lob star/ (n) argoosto; abuumaqas (xayawaan badda laga helo oo hilibkiisa la cuno).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

lustrer

DHAFANDHAAF

lustrer, V. - dhalaalin; qurxin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

frustrer

DHAFANDHAAF

frustrer, v. - u diidid

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

balbutier

DHAFANDHAAF

balbutier, v. - Haghago (marka la hadlayo oo hadalka la qabqabto).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

cliqueter

DHAFANDHAAF

cliqueter, v. - Sameyn Cod yar: sida Jiiq-jiiq.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

illustrer

DHAFANDHAAF

illustrer, V. - sharax ama sifayn; leh tusaalooyin iyo sawirro

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

liquéfier

DHAFANDHAAF

liquéfier, v. - dhalaalin; marka waxa adag uu isu badalo wax shubma.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

litusfeer

DHAFANDHAAF

-ka: (magac, lab, keli) dhulka intiisa. dhadhaabta ah ee qolofta dhulka inta muuqata iyo inta badaha ka hoosaysa.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

plébisciter

DHAFANDHAAF

plébisciter, v. - codbixin dadka intiisa badanayd israaco.

waa la naqliyay ✓