fizz
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fizz
/fis/fizzy (v) 1. xoorin ama cod xoorin ah samayn, sida kookada (n) 2. xooris, cod xooreed. e.g. This lemonade has lost its fizz.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
frizz
/frizi/ (v) isku-murginta iyo isku cufidda timaha.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fizzle out
/fisal-awt/ (v) fashilmid, dhicisoobid, damid. e.g. Our plans to travel abroad fizzled out when we realized how expensive the trip would be.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fuzz
/faz/ (n) 1. waxyaabo jilicsan oo cufan, sida timaha oo kale. (infl.)(n) 2. boolis
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
frizzy
/frizi/ (adj) timo isku-murugsan oo isku-cufan, siiba timo adag.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
dizzy
(adj) having a whirling sensation or feeling a tendency to fall,
dawakhayaa ama wareerayaa
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
dizzy
/dhisi/ (adj) dawakhsan, dammaadsan.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
dizzy
a., qof maduxu wareerayo; (make giddy) wareeri.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fuzzy
/fazi/ (adj) 1. baabul-ah (timo yoosan) (adj) 2. tashwiish-leh, ciiryaamo-leh, aan waadax ahayn. (adj) 3. duf-leh, siiba dharka
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pizza
/pitsa/ (n) biisa (bur si ballaar ah loo dubo oo dusha khudrad iyo hilib iwm laga saaro).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pizza
pizza, n.f. - bitsa; nooc raashin ah oo talyaanigu isticmaalaan kana kooban bur yaanyo, formaajo khudrad kale.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tizzy
/tisi/ (n) jaah-wareer (isku-dhex yaac).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
finézza
s.f. - habsami, wanaag.