figure of speech
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
figure of speech
/figar of ispiij/ (n) af-maldah (macnaha duwan ee kalmad loo adeegsado si loo muujiyo muuqaal ama is-barbardhig). e.g. I didn't really mean that my father is a lion; it was just a figure of speech.
waa la naqliyay ✓
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
sarbeeb
1
-ta: (n) metaphor (meta-foor); figure of speech; figurativeness (figara-tiv-nes)
2
u sarbeeb -ay / tay: (v) use a figurative language
waa la naqliyay ✓
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
part of speech
/part of spiij/ (n) qaybaha hadalka naxwe ahaan (sida falka, magaca, sifada iwm).
waa la naqliyay ✓