fidelity
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fidelity
/fadelati/ (n) 1. aaminimo, daacadnimo e.g. Her fidelity to her husband was well-known.(n) 2. sax-ahaansho, khalad-la'aan fidget/fijit/ (v) kuur-kuursasho, kadaalin, dhaq-dhaqaaq iyo kaadsiinyo la'aan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fidélité
fidélité, n.f. - ogolaan; raacsanaan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
infidelity
/infachelati/ (n) khayaamo iyo daacad darro labada qof oo isqabta midkood (gaar ahaan qofka suuqa ka qaraabta ama xiriir kale yeesha). e.g. She finally discovered her husband's infidelity.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
faith
n., (belief) aamin, -ki, diin, -ta; (fidelity) dhaar, -ti.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
finality
/faynaliti/ (n) khatin, dhammaad
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
infidélité
infidélité, n.f. - daacadnimo la'aan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
deity
/dhiyeti/ (n) ilaah (ilaahnimo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fidèle
fidèle, adj. - dhabta ah; mukhliska ah,
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
fixity
n., taag, -ti.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
widely
/waydhli/ (adv) si-ballaaran (waasac ah, baahsan).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
fedelta
s.f. - daacadnimo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
facility
/fasilati/ (n) 1. sahlanaan, fudayd (n) 2. xirfad-wanaag. e.g. Her facility in languages is surprising (n) 3. qalab ama wax fududeeya hawl ama arin. e.g. sports facility.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fatality
/feytaaliti/ (n) shil-halis ah, shil dilaa ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
identity
/idhentati/ (n) aqoonsi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sideline
/saydh layn/ (n) 1. shaqada labaad (qofka shaqadiisa labaad) 2. xarriiqda dheer ee garoonka kubbadda cagta lugu xadeeyo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
virility
/varilati/ (n) ninimo (raganimo, awood ninimo leh sida midda galmada).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
vitality
/vaytaalati/ (n) nashaad (firfircooni).
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Diversity
Kala duwanaansho
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
diversity
/dhayversati/ (n) duwanaan, kala-jaad-jaad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
féodalité
féodalité, n.f. - fawdalnimo.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Fertility
Bacrinimo
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
fertility
(n) the capacity to have a baby or to become pregnant,
ilma u dhalikaraa ama uurbay qaadikartaa
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fertility
/fertiliti/ (n) bacrin ahaanshaha (bacrimaya ama wax-dhalaya).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Fertility
Bacrin
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
fertility
n., barwaaqo, -adi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
finaliste
finaliste, adj. - dhamaad; akhiritaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fiscalité
fiscalité, n.f. - habka canshuurqaadka.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
formality
/foormaliti/ (n) 1. rasmi-ahaan, rasminimo (n) 2. sawir ahaan, qaab-ahaan kaliya, ee aan macno lahayn
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
fragility
n., jilac or jileec, -i.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
frugality
/fruugaliti/ (n) dhaqaala badin, beekhaamin
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
idealista
s.m. - e f. qofka aaminsan idealismo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
idéaliste
idéaliste, adj. et n. - qofka idiyaalistiga ah.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Indemnity
cawilnaq
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Liability
Qaan, Makhaasiir
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
side line
xarriiqda dhinaca
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sidelight
/saydh-layt/ (n) nalalka yar-yar ee geesaha baabuurka midkood.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Sidelines
Xarriiq gees
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sincerity
/sinserati/ (n) daacadnimo! (ikhlaas).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
feasibility
/fiisibiliti/ (n) suurto-gal ahaansho (ixtimaalka wax ku suurto-geli karaan in lugu guuleysto).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Feasibility
Suuragelis
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
flexibility
n., liix, -i.