fictitious
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fictitious
/fiktishas/ (adj) khayaal, la-sameeyey, oo aan run ahayn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
flirtatious
/flerteyshas/ (adj) is-mashashuurin ah; xod-xodasho muujinaya.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
facetious
/fasiishas/ (adj) kaftan ah, ciyaar ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fastidious
/faastidhiyas/ (adj) wax-sheeg badan, ceeb-sheeg badan aan la-qancin karin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
licentious
/laysenshas/ (adj) qof khasiis ah; anshax daran (badanaa dhinaca galmada ku akhlaaq xun).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
victorious
/viktooriyas/ victoriously (adv); (adj) guuleystay (guusha wada).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fiction
/fikshin/ (n) khayaali, dhalanteed, sida sheeko, filin iwm, oo khayaali ah. e.g. I could not decide whether the story was fact or fiction.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fiction
fiction, n.f. - khayaali ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
vicious
/vishas/ viciously; (adj) shar badan; naxariis daran.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cautious
/kooshas/ cautiously (adj) feejigan (taxadar leh).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
cautious
/kooshas/ (adj) tahaddir eh.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
cautious
a., fooyig; be cautious. foojigow.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
fittizio
agg. - been, dhalanteed.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ititibis
m.l la-mid: ititibin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ambitious
/aambishas/ (adj) hammad badan (han weyn).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
ambitious
/ambishas/ (adj) dhamy bathang.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
dictation
/dhikteyshan/ (n) yeeris.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fractious
/fraakshas/ (adj) dulqaad-yar, oo xanaaq-dhow
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
insidious
(adj) of, or pertaining to a disease that develops without symptoms.
ku saabsan cudurka aan muujin calaamado
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
invidious
a., xaasid, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
vicarious
/vaykeeriyas/ vicariously; (adj) 1. si-dadban u dareemid, sida dareenka aad ka sawirato buug ama filin aad daawanayso (adj) 2. booskiisii-jooga (ka wakiil ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
circuitous
/serkiyutas/ (adj) wareegaysanaya.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fortuitous
/ foortyuutas/ (adj) fursad isaga dhacay, aan la-filayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
incautious
/inkooshas/ (adj) maahsan (aan digtoonayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
nutritious
/nyuutrishas/ (adj) nafaqaysan (nafaqo u leh jirka).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Nutritious
Nafaqo leh, dheef leh
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
propitious
/prapishas/ (adj) ayaan badni leh (nasiib wanaag leh; fartuuno ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
adventitious
/adventishas/ (adj) dhacdo ama xaalad si fursad ah isaga dhacday; ama si kKadis ah. e.g. Her knowledge of this confidential information was somewhat adventitious.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
contentious
/kontenshas/ (adj) dood badan (muran badan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
efficacious
/efekeyshas/ (adj) wax-taraya (wax-tar leh).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
mischievous
a., waxyeella leh; n., waxyeel, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prestigious
/prestijas/ (adj) ixtiraam iyo sharaf weyn leh ~ haybad leh, martabad fiican.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pretentious
/pritenshas/ (adj) faan been ah iyo is-tustus.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sanctimonious
/sanktamowniyas/ sanctimoniously; (adj) munaafaqnimo ah (mu'min iska- yeel yeel ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
superstitious
/suupar stishas/ (adj) quraafaad ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
surreptitious
/seraptishas/ surreptitiously; (adj) qarsoodi ah (dhuumashaal ah).