fecondateur, adj.et n.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fécondateur, adj.et n.
fécondateur, adj.et n. - dhali kara; rimi kara.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entendeur, adj. et n.
entendeur, adj. et n. - maskaxda furan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fanatique, adj. et n.
fanatique, adj. et n. - qofka qiiro weyn u haya diin, xisbi, wax dhacay iwm; mintid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
économiste, adj. et n.
économiste, adj. et n. - qofka dhaqaaleyahanka ah
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ensorceleur, adj et n.
ensorceleur, adj et n. - qofka qurux ama bashaashnimo dadka ku soo jiita; sixirow
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
amoureux, adj et n.
amoureux, adj et n. - Jacayl baahaya (Qofka wax jecel)
l'homme et la femme qui s'aiment. - Ninka iyo Naagta is jecel.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
faignant, adj. et n.
faignant, adj. et n. - caajis; hawl necbi; wahsi badan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fainéant, adj. et n.
fainéant, adj. et n. - caajis; hawl necbi; wahsi badan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
factionnaire, adj.etn.
factionnaire, adj.etn. - askariga waardiyaha ah (ilaaliyaha).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
employé, adj. et n.
employé, adj. et n. - karraani; qofka ka shaqeeya xafiis, baan, iwm ee qora xisaabaha iyo warqadaha cidda ama qofka shaqeeya; qofka adeega; adeege; shaqaale.