falgal-geddismikara
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
falgal-geddismikara
m.l (kiim.) Falgalka kiimikaad ee labada dhinacba u socon kara. Guud ahaan, falgaleyaasha iyo maxsuulladu waxa ay isku yihiin iskujir dheellitiran.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
falgal-geddismi-kara
m.l (kiimika) Falgalka kiimikaad ee labada dhinacba u socon kara. Guud ahaan, falgaleyaasha iyo maxsuulladu waxa ay isku yihiin iskujir dheellitiran.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Falgal kiimikaad
Chemical reaction
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Falgalan kimikaad
Chemical reactivity