ereyga

extemporaneous

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

extemporaneous

DHAN

/ikistemperyniyas/ (adj) qarba-qarbo lugu sameeyey (deg-degsiinyo loo sameeyey).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

contemporaneous

DHAFAN

/kontamperayniyas/ (adj) isla markaas dhacaya.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

contemporaneo

DHAFANDHAAF

agg. - isku waqti, la fil ah; iskumar (dhaca).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Heterogeneous

DHAFANDHAAF

Kalakaan

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Heterogeneous

DHAFANDHAAF

Kala duwan

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

heterogeneous

DHAFANDHAAF

/heterajiniyas/ (adj) kala-gadisan. e.g. a heterogeneous crowd.

waa la naqliyay ✓