expressif
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
expressif
expressif, adj. - sharxid; sheegid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inexpressif
inexpressif, adj. - aan waxba sheegayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
expression
/ (n) 1. hadal, tacbiir, oraah (n) 2. muuga ama aragtida wajiga qofka ka muuqda (n) 3. muujinta shacuurta gofka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
expression
expression, n.f. - la xiriira naxwaha (erayo ka mid ah weerta oo macna gaar ah samayn karin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
expressive
/ikisparesiv/ (adj) macna leh, wax-cabiraya, ama shucuur dareen leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
express
/ikispres/ (n) 1. waadax, cad, (n) 2. deg-deg, sida bas, dhanbaal iwm (v) 3. muujin, sheegid, cabirid, sida hadal iwm oo qofku sheego. e.g. She expresses herself very well. (v) 4. ka-tuujin, ka-miirid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
express
express, n.m. - degdeg ah (ekisbarees).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
express
v.tr., u sheeg.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
excessif
excessif adj. - badan; aad u badan; la heli karo xad dhaaf ah
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
expressly
/ikispresli/ (adv) si-cad, waadax ah.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
expressly
ad., ogaan u…; I did that expressly, ogaan baan u falay.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
répressif
répressif, adj. - wax ciqaaba wax adadiya
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
expressway
/ikispares-wey/ (n) dariiqa deg-degga ah (wadada xawaaraha-sare lugu socdo oo aan ishaaro lahayn).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
exprès
exprès, adv. - u kas; loola kaco; ula kac
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
agressif
agressif, adj. - Gardaran; dagaal badan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
empressé
empressé, adj. - khushuuc badan leh; qiiro farxadeed leh
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
esprèsso
agg. - qeexan; degdeg ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
expansif
expansif, adj. - balaadhmi kara.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
explosif
explosif, adj. et n. - qaraaxad ama miino.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
empresser
empresser, s', v. - degdegid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
regressif
regressif, adj. - caari; nogod; dib u dag
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
espressióne
s.f. - tibaax, tiraab.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Depression
Cadaadls yar
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
depression
(n) a condition of lowered spirits or saddened,
niyad jabsanan iyo murugo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
depression
/dhipreshan/ (n) 1. niyad-jab, murugo (n) 2. hoos u-dhac dhaqaale, siiba ganacsiga iyo shaqo-la'aanta 3. god (meel godan).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Depression
Xagal Faarar
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
impression
/impreshan/impressions; (n) 1. sida wax kuugu muuqdaan (qof, shay, iwm), (aragtida ama fikradda aad wax ka qaadatid). e.g. What was your first impression of New York? (n) 2. raad ku reebid (astaan ku reebid). 3. qof kale iska yeel-yeelid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impression
impression, n.f. - daabicidda; ka yaabinta.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
oppression
n., eexo, -adi, eexasho, -adi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
oppressive
/opresiv/ 1. dulmi badan (cadaadis iyo caddaalad daro badan) 2. xanuun iyo murugo leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
progressif
progressif, adj. - horay u socda
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
répression
répression, n.f. - cadaadin; maskaxda ku dirqiyid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
repressive
/ripresiv/ (adj) cadaadis (kadeed).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
expressément
expressément, adv. - degdegidda; dhaqsaha
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
érosif
érosif, adj. - waxa keena xoqidda dhulka (roobka, dabaysha iwm)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
excess
/ekses/ (n) 1. xad-dhaaf, ka saa'id ah. e.g. an excess of water (adj) 2. styaado, dheeraad. e.g. You have to pay more for the excess baggage.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Excess
Dheeraad
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
passif
passif, n.m. - dayn.
dettes et charges - dayn.
passif exigible - dayn waqti gaaban lagu bixiyo.
passif, adj. - caajis; aan firfircoonayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pensif
pensif, adj. - fikir qoto dheer; si daran u fikrad badan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
presse
presse, n.f. - joornaalku; wargays
liberté de la presse - madax banaanynta wargaysyada
ouvrage sous presse - buug la daabacayo markaas
La Presse - wargaysyada; jariidadaha
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pressé
pressé, adj. - cadaadis; riixis
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
prèsso
prep. - udhow, laga helo (L/H).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
depress
/dhipres/ (v) 1. niyad-jabid, murugoon (v) 2. hoos u cadaadin (hoos u riixid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
expense
/ikispensi/ expenses; (n) kharash.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
expense
n., bixis, -ki, kharaj, -ki; useless, khasaaro, -adi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
impress
/impres/impresses, impressing, impressed; (v) 1. wax ama qof aad ka heshid ama la dhacdid. e.g. I was impressed by his manners.(v) 2. arin muhiimadeeda la muujiyo (la caddeeyo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
oppress
/opres/ (v) dulmin, cadaadin. oppression/opreshan/ (n) dulmi, cadaadis.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poussif
poussif, adj. - qof aan neefsan karin; gaadiid socod gaaban
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pressed
/prest/ (adj) cadaadis saaran yahay (qof aad u mashquulsan).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
pressed
a., diisan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
presser
presser, v. - casiirid; miirid; maroojin si dhacaan looga keeno; riixid
presser le pas - lixaadsi; si dhagsa ah u socod
le temps presse - waqtigu waa socda (wax in fal dagadag ah la galo)
se presser - degdegid
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Presses
Cadaadis
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
repress
/ripres/ (v) cadaadin (is-celin, iska xajinta dareenka nafta).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
énurésie
énurésie, n.f. - qof isku kaaja; aan kaadida xagsan karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
épaissir
épaissir, v. - weyneysiin (dhumucda),
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
pressing
cadaadin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pressing
/presin/ (adj) arrin wax ka qabad deg-deg ah u baahan (arin culays iyo cadaadis leh).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pressing
pressing, n.m. - meesha dharka lagu nadiifiyo (dharka suufka ah iyo kuwa kalaba)
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
pressing
n., cadaadis, -ki, diisin, -ti.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pression
pression, n.f. - cadaadis; cabudhin; dagdi
groupe de pression - dad dan siyaaso ama dhaqaalo wadaaga
pression atmosphérique - dakhliga hawada
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pressoir
pressoir, n.m. - makiinada wax lagu miiro; ama wax lagu casiiro
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
depressed
(n) to lower spirits; sadden.
niyadjabsanaan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
depressed
/dhipresidh/ (adj) niyad-jabsan, murugaysan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
epilessia
s.f. - qallal.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
excessive
(n) exceeding the usual, proper, or normal quantity; more than necessary,
fara badan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
excessive
/iksesiv/ (adj) xad-dhaaf ah, saa'id u-badan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
exhaustif
exhaustif, adj. - ku xeeldheeran maaddo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
expéditif
expéditif, adj. - dirmi kara
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
expensive
/ikispensiv/ (adj) qaali, qaali ah
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
oppresser
oppresser, V. - miirid; maroojin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
oppressor
/opresar/ (n) dulmiloow (daallin; dhagar-qabe).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
possessif
possessif, adj. - qof wax walba isla jecel
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
successif
successif, adj. - isku xigxiga
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Compression
Diismo
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Compression
Curjis
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Compression
Diisnaan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
compression
/kompreshan/ (n) cadaadis ~ isku-urur.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Compression
Cadaadin
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
impressióne
s.f. - fajac; dareen.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
oppressióne
s.f. - cadaadin (ta), kadeed.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
perplessità
s.f. - shaki.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
suppression
suppression, n.f. - joojin