exhaustive
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exhaustive
/igsos-tiv/ (adj) dhammaystiran, dhan-kasta ah. e.g. I made an exhaustive search.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
exhaustif
exhaustif, adj. - ku xeeldheeran maaddo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exhausting
/igsostin/ (adj) daal-leh, lugu daalayo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exhaustion
/igsos-shan/ (n) dhacsaal, daal, xuurto.
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
exhaust (v)
hiimtidhaal; uufaal
daalid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exhaust
1 /igsost/ (v) 1. daalid, xuurtoodid (v) 2. dhammayn, idlayn.
exhaust 2 /igsost/ exhaust pipe; (n) iskaamiinto, qiiq-saare.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Exhaust
Qiiqsaare
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
exhaust
v.tr., (drain) gudhi, madhi; be exhausted, ruxan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exclusive
/ikiskluusiv/ (adj) 1. gaar u-ah (khaas-ah). e.g. Can I have your exclusive permission? (adj) 2. laga reebo (aan lugu-darin). e.g. The hotel charges $500 a week, exclusive of meals. (adj) 3. qaali ah, oo hadana casri ah. e.g. exclusive resorts.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
exclusive
exclusive, n.f. - gaar ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
executive
/igsekyativ/ (adj) 1. maamulka sare la-xiriira (fulin la xiriira, sida maamul fulinta, go'aan meel-marinta iwm) (n) 2. qof ama dadka maamulka sare ee shirkad ama hay'ad haya (n) 3. hay'adda fulinta ee dawladeed.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
exhausted
dealid xaddhaaf ah
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
expansive
/ikispaansiv/ (adj) 1. fur-furan (gof fur-furan). e.g. She was in an expansive mood and talked until midnight. (adj) 2. fidsamaya, fidsan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inexhaustible
/inigsoostabal/ (adj) wax aan waligiis dhammaanayn (aad u tiro badan); caddad badan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
elusive
/iluusiv/ (adj) 1. baxsan-og, baxsanaya (adj) 2. dhib-badan, oo aan la helin ama la-fahmi karin. e.g. elusive mathematical problems.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
evasive
/iveysiv/ (adj) dhuumanaya, cararaya, waabanaya.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
chastise
/jaastays/ (v) ciqaabid.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
chastise
v.tr., (punish) xanuuji, tababar.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Effusive
Dibadyaal
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
effusive
/ifiyusiv/ (adj) af-macaani been ah. e.g. effusive congratulations.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
excessive
(n) exceeding the usual, proper, or normal quantity; more than necessary,
fara badan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
excessive
/iksesiv/ (adj) xad-dhaaf ah, saa'id u-badan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
exhausser
exhausser, v. - kor u qaadid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
expensive
/ikispensiv/ (adj) qaali, qaali ah
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
expletive
/ekspletiv/ (n) erey habaartan, ama caytamid ah, sida nacallaa, hoogay iwm. e.g. She uttered several expletives when she realized she had missed the bus.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
explosive
/ikispaloesiv/ (adj) qarxaya, qarxi-og.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
extensive
/ikistensiv/ (adj) waasac ah (ballaaran).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exhalation
/ekis-haleyshan/ (n) neefsi, neef-saaris.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
expressive
/ikisparesiv/ (adj) macna leh, wax-cabiraya, ama shucuur dareen leh.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Exhaust part
Gobal Quiqsar
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
destructive
/dhistaraktiv/ (adj) wax baabrinaya.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exclusively
/ikiskuluusivli/ (adv) oo kaliya, u-gaar ah, oo aan lala-wadaagin. e.g. This car is exclusively for the manager.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
exclusivité
exclusivité, n.f. - lagu kaliyaysto.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
expansivité
expansivité, n.f. - is-fidin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
expectative
expectative, n.f. - maskax ku sii hayn; rajayn; la filo; la sii dhowro.