exclaim
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exclaim
/ekiskaleym/ (v) la-qaylin, yaab dartiis. e.g. “Oh my God!” she exclaimed.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
claim
/kaleym/ (v) 1. ku dacwoodid (ku andacoodid) (n) 2. dalab (waydiisasho).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Claim
sheegasho
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
claim
n., gar, -ti, qanan, -ki.
v.tr., gar u sheego, qanan sheego; give the things he claims, gar mari, gar sii.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
eclair
/eykler/ (n) keeg dhuuban oo kareem dhexda uga jiro.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
éclair
éclair, n.m. - iftiinka; hilaaca
patisserie - nooc macmacaanka kamid ah
fermeture éclair - siibka dharka lagu tosho ee ilkaha isgala leh; xiris.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
acclaim
/akleym/acclaims, acclaiming, acclaimed; (v) 1. si fiican loo ammaanay; loo faaniyey. e.g. He was acclaimed for his writing talent. (n) 2. si xamaasad leh loo soo dhaweeyey.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
acclaim
v.tr., bog, u bog.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
declaim
/dhikleym/ (v) si xamaasad leh u khudbayn (xoog u hadlid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
explain
/ikispalayn/ (v) sharxid, fasirid, caddayn.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
explain
v.tr., muuji.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reclaim
/rikleyn/ (v) soo sheegasho (wax kaa maqan oo aad sheegato si luguugu soo celiyo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
disclaim
/dhiskaleym/ (v) diidid; inkirid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
exclamer
exclamer, s'.,v. - qaylo kedis ah oo yaab leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
proclaim
/prowkleym/ (v) shaaca ka qaadid (daaha ka qaadid; dadka usoo bandhigid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
proclaim
v.tr., war gee, ogaysii.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
clam
/klaam/ (n) xayawaan badeed yar oo qolof adag kor ku leh, hilibkiisana la cuno.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
exam
(n) (m) an examination or the act of observing, analyzing, questioning, and testing the state or condition of a person.
baadhitaan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exam
/igsaam/ (n) imtixaan, examination oo la soo gaabiyey.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
clair
clair, adj. - Si qeexan loo arkays ama loo fahmayo. Qeexid; qeexan. Si hawl yar loo fahmi karo; aan lagu khaldami karin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
éclat
éclat, n.m. - falliidh yar oo xasuub ah (birta, looxa, quraaradda; dhagaxa iwm) ka go'a.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
enclin
enclin, adj. - ujanjeedha; uliica; iilasho
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
essaim
essaim, n.m. - raxan u wada socoda; shinnida shimbiraha iwm.
essaim d'abeilles - godka ama qafiska shinnida (hoyga shinnida).
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
iclaam
-ka: (magac, lab, keli) war la shaaciyo oo dadka la wada gaadhsiiyo. Dh: ogaysiis.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
éclairé
éclairé, adj. - ilays; iftiin; fudud aan cuslayn,
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
enclave
/enkleyv/ (v) dhex-kujir, dhul uu ku wareegsan-yahan dhul kale.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
enclave
enclave, n.f. - dhul, dhul kale ku dhex jira
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
esclave
esclave, n. - addoon.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exclude
/ikiskuluudh/ (v) ka-reebid, ka-saarid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
exclure
exclure, v. - ka reebid; mooyee; ka ilaalin; maahee; ka celin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exploit
/ikispaloyt/ (v) 1. ku-dulnoolaan, dhiigmiirad, (v) 2. ka mira-dhalin, ka-faa'iidayn (n) 3. wax-qabad fiican.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
excluding
/ikiskuluudhin/ (prep) aan lugu-darin (laga-reebo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exclusion
/ikiskuluushan/ (n) ka-saaris (ka-reebis).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
exclusion
exclusion, n.f. - ka eryid; cayrinta (sida dugsiga).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exclusive
/ikiskluusiv/ (adj) 1. gaar u-ah (khaas-ah). e.g. Can I have your exclusive permission? (adj) 2. laga reebo (aan lugu-darin). e.g. The hotel charges $500 a week, exclusive of meals. (adj) 3. qaali ah, oo hadana casri ah. e.g. exclusive resorts.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
exclusive
exclusive, n.f. - gaar ah.