excerpt
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
excerpt
/eksarpt/ (n) qayb laga soo qaatay buug, hadal, iwm. e.g. I heard an excerpt from his new book on the radio.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
except
/iksept/ (prep) 1. mooyaane, ma'ahee, haddii laga-reebo. e.g. Everyone wanted to go out except Ubax. (v) 2. ka-reebid (aan lugu darin).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
except
prp., mahay, mahe.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exert
/igsert/ (v) awood-saarid, xoog ugu-dadaalid, dirqin. e.g. I must exert myself if I hope to succeed.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exempt
/igsempt/ (adj) 1. laga-cafiyey, laga-daayey, macduur ah (v) 2. ka cafin, ka-reebid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
exempt
exempt, adj. - sarkaal boolis ah
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
expert
/ekispert/ (n) khabiir. e.g. He is an expert in the Somali language.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Expert
Khabiir
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
expert
expert, n.m. - qof khibrad iyo waayo aragnimo leh; khabiir.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
excepté
excepté, prép, et adj. - mooyee; maahee.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
excédent
excédent, n.m. - ka badnaan; inti loogu talagalay ka badan
excédent de travail - shaqo dheeraad ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
excepted
/ikseptidh/ (adj) laga-reebay (aan lugu-darin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
excepter
excepter, V. - mooyee; maahee
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
externat
externat, n.m. - banaanka kaga nool ama wax kabarta.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exacerbate
/igsaasarbeyt/ (v) sii-xumayn, ka-darid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
écart
écart, n.m. - dhinacayn; dhinac ama dhan ka yeelid (dhigid)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
écrit
écrit, adj. - qoran
non écrit - aan la qorin
papier écrit - xaashi; warqad.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
excel
/iksel/ (v) ka-badin, ka-hormarid, ka-fiicnaansho. e.g. He excels at all sports.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
excès
excès, n.m. - xad dhaaf; ka badan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
accept
/aksept/ accepts, accepting, accepted; (v) la ogolaado ama la yeelo. e.g. They will accept my advice when it is offered.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
accept
/aksept/ (v) agbalow, oggolaathow.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
accept
v.tr., hoo, qaado, aqbal, ka aqbal, oggolaw.
accepting, acceptance: n., oggolaan, -ti.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
escort
/eskoort/ (n) 1. wehel, rafiiq (v) 2. raacid, wehelin, galbin, oo loo raaco wehel, ilaalo, hoggaamin iwm.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exceed
/eksiidh/ (v) 1. kabadasho, ka siyaadin (v) 2. dhaafid, xadkii larabay ka kor-marid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
excess
/ekses/ (n) 1. xad-dhaaf, ka saa'id ah. e.g. an excess of water (adj) 2. styaado, dheeraad. e.g. You have to pay more for the excess baggage.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Excess
Dheeraad
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exhort
/igsoort/ (v) guubaabin. e.g. I exhorted her to give up smoking.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
expect
/ikispekt/ (v) rajayn, filid.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
expect
v.tr., (wait for) sug, u jeed, u kaadi, u joog, u joogso, ninka dhawr.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
export
/ikispoort/ (v) 1. dhoofin (badeecad dibadda u-dhoofin) (n) 2. dhoofis.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Export
Khabiir
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
export
export, n.m. - dibedgeyn; banaangayn (beecmushtar); banaan u iibgayn
export de capitaux - dibedgeynta kabitaalka
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
export
v.tr., magaalada ka saar oo Cadan u saar.
exportation and importation, n., waxa magaalada soo gala iyo waxa magaalada ka baxa.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
extent
/ikistent/ (n) 1. fidsanaan, waasac ahaan (n) 2. heer, xad. e.g. To what extent can I trust her?
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
extort
/ikistort/ extortion; (v) handadaad ama dhac wax ku-qaadid (baad).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
extort
v.tr., ka dhufo, ka qaad, ka xoog, muquuni.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
escarpé
escarpé, adj. - aad u janjeedha; janjeera
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
excéder
excéder, v. - ka badin; siyaadin; kordhin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
excreta
/ekiskarita/ (n) qashin-saarka jirka, sida xaarka, kaadida iyo dhididka.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
excrete
(v) to eliminate waste from the blood, tissues, or organs.
iska soo saarid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
excrete
/ekiskariit/ (v) qashin-saar samayn, sida xaarida, kaadinta, iyo dhidid-saarka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
exempté
exempté, adj. - cafis; laga cafiyo.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Exocarp
Diir midhood
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
externe
externe, adj. - dibedda; ka sare; wax isku hoos jira ka sare ee dhexda ka fog.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
receipt
/risiit/ (n) 1. rasiid (xaashida caddaynaysa lacag-bixinta) 2. helitaan (helidda ama qaadashada lacageed).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Receipt
rasiid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
dextérité
dextérité, n.f. - Xirfad.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
dexterity
/dhekisteriti/ (n) farsamo-badni.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
excellent
/eksalent/ (adj) aad u-fiican, heer-sare ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
excellent
excellent, adj. - aad u wanaagsan; aad u fiican.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
excepting
/ikseptin/ (prep) ma'ahee, oo laga reebo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exception
/iksepshan/ (n) ka-reebis, ka-reebitaan. e.g. With the exception of Ali, we all went out early.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
exception
exception, n.f. - ka reebid; aan ku jirin ama ka tirsanayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
excrement
/ekiskarament/ (n) saxaro.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
excrément
excrément, n.m. - saxaro.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
excrement
n., uus, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exonerate
/igsonarayt/ exoneration; (v) dambi-tirid, macduur ka-dhigid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
extirpate
/ikistirpeyt/ (v) cirib-tirid, baabrin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exuberant
/igsuuberant/ (adj) 1. farxad iyo ray-rayn ka buuxdo (adj) 2. firfircoon ama fax-faxsan.