ereyga

euthanasia

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

euthanasia

DHAN

/yuuthaneysha/ (n) naf ka qaadidda xanuunka-yar (habka dilista qof sakaraad ah, oo aan rajo kale lahayn). e.g. Euthanasia is a complex ethical issue.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

euthanasie

DHAFAN

euthanasie, n.f. - qofka dhaqso udhinta isaga oo aan sakaraadin; daldalaad dawo loo isticmaalo.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]

Qushaynayya

DHAFANDHAAF

rejeter.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Elephantiasis

DHAFANDHAAF

Lug maroodi, adaatiiye

waa la naqliyay ✓