ethereal
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ethereal
/itheyariyal/ (n) ee samada la xiriira, samada ka yimid, kor ka yimid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
eternal
/itarnal/ (adj) 1. daa'in ah, waaraya (adj) 2. abidkiis ah (joogta ah).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
eternal
a., had iyo goor, daayim.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Thermal
Dabayl kulul
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
thermal
/thermal/ (adj) ee kul (kulayl la xiriira).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
thermal
thermal, adj. - biyaha kulul ee dhulka ka soo baxa iyo meelaha loo dhiso isticmaalkooda.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Geothermal
Kul dhuleed
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ephemeral
/efemaral/ (adj) cimri-gaaban.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Ether
Etar
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ether
/iithar/ (n) kiimiko dadka lugu suuxiyo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
there
/deer/ (adv) halkaas (halkeer).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
there
ad., xaggaa, xaggaas, halkaa, meeshaa.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
cereal
(n) (m) a seed or grain high in starch and carbohydrates.
mishaari diyaar
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cereal
/siiriyal/ (n) 1. heed (badar badanaa laga sameeyo qamadiga oo lugu quraacdo) 2. dhir miroodka, sida galleyda qamadiga,bariiska.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
cereal
/siiriyal/ (n) 1. geetho misgheethy amy mera lahaku guruthaw. 2. mishaariyi lyky afbillaawythaw.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
eeryal
-ka: (magac, lab, keli) eeg anteeno.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
hergal
hergal¹: m.l la-mid: hargal¹.
hergal²: f.mg2 (-galay, -gashay) la-mid: hargal².
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tergal
tergal, n.m. - nooc maryaha la xidho ka mid ah; tergaal
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
thread
/thredh/ (n) 1. dun (n) 2. isku-xir (hadal ama sheeko qaabka isku- xirkooda) (n) 3. salka (sida dabada musmaarka) (v) 4. dun dhex-gelin (sida lifaaqida irbada).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Thread
Dun
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
thread
n., dun, -ti, miiq, -hi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
threat
/thret/ (n) 1. gooddi hanjabaad, u dhaarasho (n) 2. halis (cabsi, wax laga cabsi-qabo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
enthral
/inthrol/ (v) xiisa-gelin, soo jiidasho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
éternel
éternel, adj. - daa'in.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ethical
/ethakal/ (adj) ee akhlaaqeed (anshax la xiriira).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
thereby
/deerbay/ (adv) sidaas-ajligeed (sababtaas-awgeed).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
therein
/deer in/ (adv) ku-jira (ku guda jira).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
whereas
/weer aaz/ (conj) laakiinse; inkastoo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
écheveau
écheveau, n.m. - isugayn ama duubida dunta ama soofka; xidhmo ka yeelid.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
External
Dibadeed
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
external
/ikisternal/ (adj) dibadda; dusha-kore.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
funereal
/fyuniriyal/ (adj) muruga-leh, tacsiyeed.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
venereal
(adj) pertaining or related to or transmitted by sexual contact.
cudurada lagu kala qaado galmada
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
epithelial
(adj) of, or pertaining to the epithelium.
ku saabsan xayuubka marsan afka iyo marmka dheef shiidka gudahooda
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
weatherman
/wethar-man/ (n) qofka jawiga cimilada oddorosa.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
cathedral
/kathiidral/ (n) kaniisy wiing.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
epidermal
(adj) of, or pertaining to, or resembling the outer, protective surface of skin, esp. a type of injection made into the skin.
cirbada maqaarka lagu duro
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
letterale
agg. - micna xarfiyan ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
rehearsal
/rihersal/ (n) tababarasho (carbis la sameeyo intaan wax la matalin ka hor, sida carbiska riwaayadaha).
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Spherical
Kubbadeed
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
spherical
/sferikal/ (adj) goobo ah (gaab goobo leh).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
spherical
a., kuriyaysan.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Heptahedral
Toddobasalxaale ah
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
letter-head
/ (n) magaca iyo cinwaanka warqadda kor uga daabacan (baratakoolka warqadda).
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Weather map
Jaantuus hawo, khariidad hawo