erratum
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
erratum
erratum, n.m. - sixidda khaladka la sameeyo marka wax la qorayo ama la daabacayo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
erratic
/iraatik/ (adj) is-bedbedelaya; aan-caadi ahayn.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Stratum
Lakab
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Stratum
Lakab
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
stratum
/streytam/ strata; (n) 1. dabaqad bulsho (dabaqad dadweyne) (n) 2. lakab dhadhaab ah.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
serratura
s.f. - sekatuura.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
serrated
/sareytidh/ (adj) ilko gawtiyo ah leh (afka miinshaarta oo kale leh).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
verbatim
/varbeytim/ (adj) (adv) xaraf-xaraf ugu soo celin; kalmad-kalmad u dhihid.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
arrum
(fal) neef geela oo sarajooga fadhiisi. Amminkii la barqo maali jirey, ma arrumaayaane. Dh: tu'i, fadhiisi.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Datum
Dalii, War (mid)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
errand
/erandh/ (n) adeeg-gaaban oo qof u-baxo. e.g. She has sent the boy on an errand.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
errant
/erant/ (adj) khaldan, gefsan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
errant
errant, adj. - aan lahayn meel loogu soo hagaago oo uu ku nool yahay; qof shaqo la'aan warwareegaya.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
errare
v.intr. - warwareegid, meermeerid; gefid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
erreur
erreur, n.f. - khalad; sax maaha.
induire en erreur - hoggaan xumayn; si xun ama wax xun u horseedid.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Rectum
Malavad
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
rectum
(n) the distal or end portion of the large intestine, where stool (feces) is stored prior to defecation.
malawed
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
rectum
/rektam/ (n) malawad, walammad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rectum
rectum, n.m. - malawadka
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
verrat
verrat, n.m. - doofaarka lab.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
arratir
arratir¹: m.l 1. Dhar arradka looga baxo. 2. la-mid: arratirid. la-mid: arrad-tir¹.
arratir²: f.mg1 (-ray, -rtay) U a.: qof arradan arratirsiin. la-mid: arrad-tir².
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
arratir
arratir¹: m.l Dhar arradka looga baxo.
arratir²: f.mg1 (-ray, -rtay) U a.: qof arradan arratirsiin. m.f.dh, arratirid.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
arratir
(fal) eeg arradbax.
arratir -ka: (magac, lab, keli) dhar cusub u gadis.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
eardrum
/iyar-dram/ (n) xuubka dhegta ee maqalka sababa.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
scrotum
(n) the external sac of skin enclosing the testes.
maqaarka xiniinyahu ku jiro
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
scrotum
/skrowtam/ (n) qooro (galka haraga ah oo xiniinyuhu ku jiraan).
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Stratus
Daruur boose
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
enrapture
/inrapjar/ (v) farxad-gelin, ka-farxin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
épurateur
épurateur, adj. - makiinad loo isticmaalo kala saarsaarida maaddooyinka; safeeye
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
per annum
/per aanam/ (adv) sannadkiiba (sannad kasta).