epididyme
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
épididyme
épididyme, n.m. - xidid ku ladhan xiniinyaha oo shahwadu soo marto.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Epididymis
Ibididaymis
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
épiderme
épiderme, n.m. - maqaarka sare ee jirka; dubka
Magacyada Nafleyda Soomaaliyeed (Laatiin-Talyaani-Ingiriis-Soomaali) - Funayooli, Simoneeta [1985]
Eydime
(I) Cammello di razza della Somália centro-settentrionale;
(E) Breed of Camel from Central Northern Somalia
(S) EYDIME (S. c. s.: Eidime)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
idiome
idiome, n.m. - af dal gooni uu leeyahay isla yaqaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xiidme
-ha: (magac, lab, keli) dhuun aad u dheer oo carjaw ah oo cuntada caloosha ka baxdaayi ku kaydsanto siina dhexmarto oo caloosha iyo malawadka u dhexeeya. Dh: xiidmo. Wa: xiidmayaal.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
episode
(n) a noteworthy happening or series of happenings occurring in the course of continuous events, such as an episode of illness; a separate but not unrelated incident.
dhacdooyin xiriir ah laakin isla mid ahayn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
episode
/epasowdh/ (n) 1. dhacdo, sida arin meel ka-dhacday (n) 2. qayb-dhacdo, sida qiso socota oo kale. e.g. This is the last episode of the television series.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
épisode
épisode, n.m. - googoos (sheeko ama filin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
epitome
/epitomi/ (n) tusaale u-ahaansho, tusaale fiican u ah. e.g. He is the epitome of kindness.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
épidémie
épidémie, n.f. - aafo (sida daacuunka).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
épinière
épinière, adj. - lafdhabarta
moëlle épinière - xangulayda lafdhabarta ku dhex jirta
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Epiphyte
Dhillowyahan
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Epiphyte
Saar
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xididshe
m.l (-shayaal, m.l/dh) (kiimika) Atam ama koox atammo ah oo leh elektroon madi ah (aan lammaanayn). Xididsheyaasha soocani aad bay u firfircoon yihiin; waxana lagu dejin karaa ama lagu takoori karaa xaalado gaar ahaaneed oo keliya.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
xididshe
m.l (-shayaal, m.l/dh) (kiim.) Atam ama koox atammo ah oo leh elektroon madi ah (aan lammaanayn). Xididsheyaasha soocani aad bay u firfircoon yihiin; waxana lagu dejin karaa ama lagu takoori karaa xaalado gaar ahaaneed oo keliya.