epiderme
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
épiderme
épiderme, n.m. - maqaarka sare ee jirka; dubka
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
epidèrmide
s.f. - maqaarka sare ee jirka, dubka sare.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
epidermal
(adj) of, or pertaining to, or resembling the outer, protective surface of skin, esp. a type of injection made into the skin.
cirbada maqaarka lagu duro
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Epidermis
Dub sare
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
épicerie
épicerie, n.f. - dukaanka cunnada kali ah laga gato
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
épidémie
épidémie, n.f. - aafo (sida daacuunka).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
épididyme
épididyme, n.m. - xidid ku ladhan xiniinyaha oo shahwadu soo marto.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
épier
épier, v. - la socod (ilaalin si qarsoodi ah).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
élider
élider, V. - ka saarid sida marka wax la qorayo oo eray laga saaro.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
enième
enième, adj. - marar badan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
épicer
épicer, v. - xawaasheyn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
épiler
épiler, v. - rifid; riftid baalasha digaagga, gorayada iwm.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
évider
évider, v. - qodid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inèrme
agg. - aan hubeysneyn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pierce
/pirs/ (v) mudid (daloolin). piercing/pirsin/ (adj) 1. aad u daran (wax saamays culus leh sida codka qaylada ah, dhaxanta qaboow iwm) 2. dhaygagsan (indho fiiqan oo hal meel eegaya).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
pierce
v.tr., dalooli, ku marooji, ku jooji, wareen.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pierre
pierre, n.f. - dhagax.
âge de la pierre taillée - casrigii dadku dhagaxa u isticmaali jiray hubka inta ay fiiqaan waxayna ahayd intii taariikh aan la qorin ka hor.
jeter la pierre à gn - qof eedayn
pierre fine - dhagax yaryar oo midabyo leh aadna u quruxsan oo qaali ah; jawharad.
pierre à fusil - irbadda buntuqa ee xabadda qarxisa.
pierre précieuse - dhagaxda qaaliga ah sida dheemanka iwm.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ridere
v.intr. - qoslid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sperme
sperme, n.m. - mini; shahwada labka; minida labka (shahwada)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
spider
/spaydhar/ (n) caaro (cayayaan candhuufteeda xuub shabaqa u eg ka dhista).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Spider
Caaro
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
spider
n., caaro, -adi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
enfermé
enfermé, adj. - xidhnaan; ku dhexjira.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
epicure
/epikyur/ (n) qof cuntada iyo cabbida aad ugu raaxaysta.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
epitome
/epitomi/ (n) tusaale u-ahaansho, tusaale fiican u ah. e.g. He is the epitome of kindness.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
erigere
(o èrgere) v.tr. - taagid, dhisid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
evadere
v.intr. - baxsasho, fakasho (xabsi iwm).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
epidemia
s.f. - safmar.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
epidemic
(adj) of, or pertaining to a disease that effects many people at the same time in the same geographic area.
ku saabsan cudurada fida
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
epidemic
/epadhemik/ (n) saf-mar, tariib sida cudur saf-mar ah. e.g. an epidemic of malaria.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Epidemic
Seexaw
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
epidural
(adj) situated upon or outside the dura mater.
cirbada dhabarka lagu duro
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
épierrer
épierrer, v. - dhagax ka qaadid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
épinière
épinière, adj. - lafdhabarta
moëlle épinière - xangulayda lafdhabarta ku dhex jirta
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
evidence
/evidhans/ (n) daliil, caddayn; markhaati. in evidence/in-evidhans/ (adj) muuqda, si cad u-muuqda. e.g. Copies of his new book are much in evidence everywhere.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
évidence
évidence, n.f, - la hubo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
evidence
n., marqaati, -gi.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
evidènte
agg. cad, qeexan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
desiderare
v.tr. - damcid, doonid, rabid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
épidémique
épidémique, adj. - cudurka sida daacuunka
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
évidemment
évidemment, adv. - hubaal ah.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
desidèrio
s.m. - damac, doonis.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
empierrer
empierrer, V. - dhagax ku dadid; dhagax saarid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
épilepsie
épilepsie, n.f. - suuxdin; qalal (cudur).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
espandere
v.tr. - fidin, ballaarin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
esplodere
v.intr. e tr. - qarxid; qarxin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
esprimere
v.tr. - dhigid, sharxid.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Exodermis
Dub sare,dub duleed
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pépinière
pépinière, n.f. - meesha wax laga beero; meel inta lacag la bixiyo tababar lagu qaato;
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
reprimere
v.tr. - cadaadin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
residence
/resadans/ (n) degaan (guri).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
résidence
résidence, n.f. - guri
résidence secondaire - guri labaad
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
residence
(see dwelling).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
residènte
agg. e s.m. deggan (qof).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
trepidare
v.intr. - welwelid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sempiternel
sempiternel, adj. - aan dhamaanayn