environmentalist
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
environmentalist
/invayronmentalist/ (n) deegaan-dhowre, qofka deegaanka ka ilaaliya wixil kharibaya.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
environmental
/invayronmental/ (adj) deegaanka, bey'ada la xiriira.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
deegaan-dhowre
-ha: (n) environmentalist
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
environnement
environnement, n.m. - rug; dagmo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fundamentalist
/fandhament-alist/ (n) asal-raac, qofka diin iwm, asalkeedii ku dhagan oo bidcada aan ogolayn.