entrevue
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entrevue
entrevue, v.f. - is arag waraysi ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entretuer
entretuer, S'.,V. - isdilid laba qof.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entrée
entrée, n.f. - soo galid; gelin
entrée interdite - lama geli karo (marin ma leh).
entrée interdite sauf personnel - qof aan ka shaqayn ma geli karo (looma oggola).
entrée d'argent - dakhli
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entrave
entrave, n, f. - dabar jilaafo; turunturro; seeto; minjoxaabo
entrave à chameau - dabar; seeto
entrave à vache (liant les deux pattes postérieures] - dabar-saca.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entérique
entérique, adj. - xundhur.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entrecôte
entrecôte, n.f. - hilibka labada feedhood u dhexeeya
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entremise
entremise, n.f. - soo dhexgal arrimeed.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entretien
entretien, n.M. - ambaqaadis; sii taageerid; uhayn; ukaydin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entrevoir
entrevoir, V. - malayn; mala awaalid; dareemid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entrecouper
entrecouper, v. - isgoys.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entre
entre, prép. - dhexdooda; ku dhex jira; dhexda ama badhtanka (meel ama cid); ee.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
revue
/rivyuu/ (n) bandhig masrexeed oo goo-goos ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
revue
revue, n.f. - eegidda askartu inay nidaamsan tahay; wargeys gaar ahaan xilli kusoo baxa (toddobaadle, bishi mar ama dhawrki biloodba)
passer en revue - dib u hubin; wax ka goric.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
trève
trève, n.f. - nabad gaaban oo ku meel gaadh ah; joojin ku meel gaadh ah (dagaal).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
énervé
énervé, adj. - cadhoon
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
enlevé
enlevé, adj. - dhaqso u sawirid (gacanta ah).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entêté
entêté, adj. - cannaad ah; madax adag; canaadi
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entrer
entrer, v. - gelid; la galo; soo gala.
entrer en collision - isku dhicid; is duqayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
étrave
étrave, n.f. - madaxa markabka
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
untrue
/antruu/ (adj) 1. been ah (adj) 2. beenaale
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
engrave
/ingareyv/ (v) naq-shadayn, xardhid.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
engrave
v.tr., xaradh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entente
entente, n.f. - heshiis
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
entrare
v.intr. - gelid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
entreat
/intriit/ (v) tuugid, aad u baryid.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
entreat
v.tr., (solicit) bari.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
étrenne
étrenne, n.f. - u feestayn arin dhacday marki ugu horay.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
étriqué
étriqué, adj. - ciriiri; aan ballaarnayn.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
extreme
(adj) as far away as possible from the center, the beginning or the average; of the highest degree or intensity.
aad
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
extreme
/ikistiriim/ (adj) 1. darafka ugu-shisheeya, heerka ugu-sarreeya (adj) 2. xad-dhaaf ah, aan caadi ahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
extrême
extrême, adj. - heerka ugu sareeya; dacalada ugu shisheeya; meesha ugu fog; ugu shisheysa.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rentrée
rentrée, n.f. - gelid mar labaad
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entracte
entracte, n.m. - wakhti u dhexeeya laba dhacdo ama qaybood; fusxadda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entraide
entraide, n.f. - isgargaar.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
entrance
/intarans/ (n) illin, irrid (v) 2. gelid, gelitaan (v) 3. xiisa-gelin, ka farxin.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
entrance
m., (entry) illin, -ki.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entraver
entraver, v. - dabrid; jilaafayn; turunturayn; minjoxaabis
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
entreaty
/intriiti/ (n) tuugmo, baryo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entrefer
entrefer, n.m, - laba birood oo koronto marto dhexdooda.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Entrepot
Goob isdhaafsi
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entrepôt
entrepôt, n.m. - makhaasin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
énurésie
énurésie, n.f. - qof isku kaaja; aan kaadida xagsan karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intrigue
intrigue, n.f. - yaab leh.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
centreline
xarriiqda dhexe
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Centrifuge
Weedhaamiye
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entercoupé
entercoupé, adj. - isgoyn; isjarid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entrefilet
entrefilet, n.m. - war gaaban.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entrejambe
entrejambe, n.m. - labada lugood dhexdooda (surwaalka labadiisa lugood dhexdooda).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entrelardé
entrelardé, adj. - marka hilibka lo'da lagu kariyo cadad doofaar.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entremêler
entremêler, v. - isdhexgelid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
entrenched
/intrenjidh/ (adj) adag, qalafsan, sida arin adag oo xididaysatay.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entreposer
entreposer, V. - si ku meel gaadh ah usaarid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entreprise
entreprise, n.f. - barnaamij fulin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entretoise
entretoise, n.f. - Xidhiidhiye; isku xidhe
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
énurétique
énurétique, adj. - nool nool; firfircoonid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ventricule
ventricule, n.m. - caloolyarada wadnaha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
énergique
énergique, adj. - tamar badan; tamar leh; tamar lagu falay, qabtay.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
enfièvrer
enfièvrer, V. - qandho keena; xummad keena.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
engrenage
engrenage, n.m. - galaafasho; isasudh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entraider
entraider, V. - isgargaarid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entrainer
entrainer, V. - xaaqid; dhul xaadhid
entrainer dans l'erreur - daacad-darro.
apprendre - tababbarid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entrechat
entrechat, n.m. - bootinta marka la ciyaarayo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entremets
entremets, n.m. - macmacaan la cuno cuntada kadib.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entrepont
entrepont, n.m. - dabaqadaha markabka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
éventreur
éventreur, n.m. - qofka dadka dooxa
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
extrémité
extrémité, n.f. - caarad sida faraha caaraddooda
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
générique
générique, adj. - sifo isbadbadasha marka dhadig ay tahayna hab leh marka ay lab tahayna hab kale leh.
générique, n.m. - astaan ama muusiko lagu aqoonsado ama lagu garto barnaamij ama filin oo kasoo horeysa ama lagu furo, ama lagu bilaabo (barnamijka caruurta, isboortiga, iwm.)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
incrédule
incrédule, adj. - qofka aan Ilaahay rumaysnayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
interèsse
s.m. - korsaar, dulsaar; dan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intéressé
intéressé, adj. - aan dan ka lahayn kuwa kale; had iyo jeer aan u damqanayn cid kale.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intrépide
intrépide, adj. - geesi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intriguer
intriguer, v. - yaabid; shirqoolid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
introduce
/intradhiyuus/ (v) 1. is-barid (laba qof). e.g. He introduced Ali to Fatima. 2. soo ban-dhigid. e.g. He introduced a new bill.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
introduce
v.tr., geli, ku kaxay, abuur, sinif.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
onorévole
agg. e s.m. - mudane, xildhibaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pentaèdre
pentaèdre, n.m. - shan waji leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tendresse
tendresse, n.f. - caadifada; jacaylka
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Ventricle
Dheg yaro
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
ventricle
(n) either of two muscular chambers of the heart that are responsible for forcing blood away from the heart.
labada qaybood ee hoose ee wadnaha
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
centre line
xarriiqda dhexe
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
énergétique
énergétique, adj. - Xoog ama tamar la xidhiidha
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entérocoque
entérocoque, n.m. - jeermi caloosha gala.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entre-temps
entre-temps, adv. - biririf; waqti.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entrefaites
entrefaites, n.m.pl. - waqtiga isaga ah; xilligaas; amminkaas
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entrelarder
entrelarder, v. - isku karin doofaar iyo lo' (hilib)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entremettre
entremettre, s¹.,v. - arrin soo dhexgalid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entretoiser
entretoiser, v. - Xidhiidhin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
excentrique
excentrique, adj. - cajiib ah; caqli gali karin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
extravaguer
extravaguer, v. - leh fal aan fakar lahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intrinsèque
intrinsèque, adj. - asal ah.