ennoblir
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ennoblir
ennoblir, v. - sharfid; boqrid; meeqaam sare gaadhsiin.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
noobir
-ka: (magac, lab, keli) dhul carro adayg ah oo biyo leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
enjôler
enjôler, v. - khiyaameyn (sida marka naagta been loo sheego si loo shukaansado).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
enrober
enrober, v. - laami ku shubid; daamur ku rogid (jidka)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
enrôler
enrôler, v. - ciidan noqosho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entôler
entôler, v. - xadid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
envoler
envoler, s'.,v. - duulid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
établir
établir, n.m. - samayn; suubin; la sameeyo; degid; dejin; qotomin; dhisid; habayn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
encoller
encoller, V. - koolo marin (xaashi ama darbi).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
encourir
encourir, v. - khatar galid, halis ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
endormir
endormir, V. - seexin; gam'in; gama'siin; jiifin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
enrouler
enrouler, v. - ku duubid; duub; wax duubin
s'enrouler - isku marid; isku duubid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ensabler
ensabler, v. - bacaad ku shuubid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entoiler
entoiler, v. - maro lagu xidho ama lagu dado,
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sannoobbir
-ka: (magac. Lab keli) geed aad u dheeraada oo leh waxtar iyo qurux, leh caleemo cutubyo ah oo irbado la moodo iyo midho kurtimo leh, waxyaalo badan baa laga sameeyaa looxiisa. Dibadda ayaa laga keena sannoobirka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
encolleur
encolleur, n.m. - kooleeye.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
encombrer
encombrer, v. - joojin; goyn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
endolorir
endolorir, V. - xanuujin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
engloutir
engloutir, v. - liqmo, baddu markab markay liqdo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
engourdir
engourdir, s'., v. - lulid; laamadoodaya.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
enjoliver
enjoliver, v. - qurxin; la qurxiyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entonnoir
entonnoir, n.m. - dhuun; shooladda markabka (qiiqu ka baxo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rendormir
rendormir, V. - dib u seexin.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Sanoobbir
(Sanoobbir-ka)
Geed-abaareed waxtar iyo qurux isku darsaday; wuxuu lee yahay caleemo cuntub cuntub isugu xiran oo irbado la moodo iyo miro isku duuban oo korka kurtummo yaryar iyo toxob ku leh; aad buu u dheeraadaa alwaaxdiisana waxyaalo aan la tirin karin baa laga sameeyaa.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
sanoobbir
m. n., [compound] dry-area tree species, cedar
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
sanoobbir
-ka: (magac, lab, keli) geed'abaareed waxtar iyo qurux isku darsaday wuxuu lee yahay caleemo cuntub cuntub isugu xiran oo irbado la moodo iyo miro isku duuban oo korka kurtummo yaryar iyo toxob ku leh; aad buu u dheeraadaa alwaaxdiisana waxyaalo aan la tiring karin baa laga sameeyaa.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sanoobbir
de: dry-area tree sp., cedar
initial: s
lx: sanoobbir
pd: (-ka)
ps: n-m-cmp
key: sanoobbir