endocrinologist
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
endocrinologist
(n) a person whose profession is to study the physiology of the endocrine glands.
qofka ku takhasusay barashada habdhiska ganjaha soo daaya dheecaanka isu dheeli tira jidhka
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
endocrinologie
endocrinologie, n.f. - cilmiga qanjidhada.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
entomologist
/entomolojist/ (n) cayayaan-yaqaan.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
nephrologist
(n) a physician whose specializes in the study of the kidneys,
dhakhtarka ku takhasusay barashda kelyaha
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Technologist
farsamo-aqoon
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entomologiste
entomologiste, adj. - aqoonyahanka cayayaanka.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
neonatologist
(n) a physician who specializes in the care and treatment of baby's within the first 28 days of birth.
dhakhtarka ku takhasusay xanaanayn iyo daawaynta 28 cisho hore markaa ilmahu dhashay
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
anthropologist
/anthrapolajist/ qofka barta ama ku takhasusa dadka iyo dhaqamadooda. e.g. He is a Somali anthropologist.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Dendrochronology
Barasho cimilo isbedelka
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Endocrine system
Habdhiska qanjidhada marinka la'
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
endocrine system
(n) pertaining to functioning and regulation of glands that secrete hormones throughout the body.
habdhiska qanjidhada soo daaya dheecaanka dheeli tira jidhka
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
cardiologist
(n) a person who studies diseases and functioning of the heart,
qofka ku takhasusay cudurada wadna iyo shaqada wadna
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
gynecologist
(n) a person who studies diseases, disorders, and physiology of the female reproductive organs.
dhakhtar haweenka
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
psychologist
(n) a non-physician who specializes in the study of mental processes and behavior.
qofka ku takhasusay barashada xiska iyo dabeecada
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
psychologist
/saykolajist/ takhtarka cilmi-nafsiga.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
archaeologist
/arkiyolajist/archaeologists, archaeological; (n) qofka barta cilmiga hab nololeedkii dadkii hore.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
dermatologist
(n) a person whose profession is dermatology,
qofka ku takhasusay barashada maqaarka
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
gynaecologist
/janikolojist/ (n) takhtarka cudurada haweenka. e.g. Dr. Gab-gable is one of Somalia's great gynaecologists.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
pulmonologist
(n) a physician who specializes in the treatment and study of lung diseases.
dhakhtar ku takhasusay daawaynta iyo barashada cudurada sambabada
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
endoctrinement
endoctrinement, n.m. - borobagaan loo sameeyo fikrad si ay dadku u galaan sax iyo qalad mid ay noqotaba
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
geochronologie
geochronologie, n.f. - cilmiga barashada abtiriska dhulka iyo cimrigiisa.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Hydrogeologist
Hidro jo olaj
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Endocrine gland
Qanjidh marinla'