encreur, n,m,
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
encreur, n,m,
encreur, n,m, - khad ku shube.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
endormeur, n,m.
endormeur, n,m. - qofka wax dhagra; khatala; sira; mardabadeeya
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
enquêteur, n,m,
enquêteur, n,m, - baadhe; raadshe.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
en-tête, n,m,
en-tête, n,m, - cinwaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
encrage, n,m.
encrage, n,m. - khad marin (sida madbacada).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
éducateur, n,m.
éducateur, n,m. - bare; macallin,
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entablure, n,f,
entablure, n,f, - barta wax ka wareegaan (maqaska) wasakhayn, sharafkiisa wax loo dhimo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entourage, n,m,
entourage, n,m, - agagaarka; dadka kugu wareegsan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
égoutier, n,m,
égoutier, n,m, - qofka ka shaqeeya meesha wasakhdu marto
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
faubourg, n,m,
faubourg, n,m, - hareeraha ama agaarka magaalada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
péché, n,m.
péché, n,m. - macsiyada; sinada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
penne, n,m.
penne, n,m. - baalasha shimbirta dhinacyada ama gadaal kaga yaala.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
écrou, n. m.
écrou, n. m. - bool wax lagu xidho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
enclume, n,f.
enclume, n,f. - cuddad; dubbad; birta biraha lagu dultumo