ereyga

emfiseema

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

emfiseema

DHAN

m.l (daawo) Ereygu wuxu ka soo jeedaa gariig micnihiisuna waxa weeye “dabeyl gashay soohyada” waxaase loo isticmaalaa xaalad cudur gaar u ah sambabada taaso ay keentay jiidmadii iyo isku soo roorkii (elasticity) sambabada oo luntay. Waxa yaraada isdhaafshadii O2 iyo CO2 markas waxaa timaadda dhibaato neefsasho.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

emfiseema

DHAN

m.l (daaw.) Ereygu wuxu ka soo jeedaa gariig micnihiisuna waxa weeye 'dabeyl gashay soohyada' waxaase loo isticmaalaa xaalad cudur gaar u ah sambabada taaso ay keentay jiidmadii iyo isku soo roorkii (elasticity) sambabada oo luntay. Waxa yaraada isdhaafshadii O2 iyo CO2 markas waxaa timaadda dhibaato neefsasho.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

emfiseema

DHAN

-ha: (magac, lab, keli) ereygu wuxuu ka soo jeedaa Gariig oo micnihiisu yahay 'dabeyl gashay soohyada' waxaase loo isticmaalaa xaalad cudur gaar u ah sambabada taasoo ay keentay jiidmadii iyo isku soo roorkii sambabada oo lumay. Waxa yaraada isdhaafshadii O2 iyo CO2 markas waxaa timaadda dhibaato neefsasho.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

museem

DHAFANDHAAF

m. n. museum

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]

museem

DHAFANDHAAF
1

de: museum

2

lx: museem

3

pd: (-ka)

4

ps: n2-m

5

syn: guriga hiddaha, matxaf {Eng}

6

key: museem

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

emblèma

DHAFANDHAAF

s.m. - astaan, summad.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

misèria

DHAFANDHAAF

s.f. - saboolnimo.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

sistèma

DHAFANDHAAF

s.m. - hab, nidaam.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

emisfèro

DHAFANDHAAF

s.m. - bardhul.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]

emphysema

DHAFANDHAAF
1

(n) an accumulation of air in tissues or organs; applied especially to such a condition of the lungs.

2

hawo ku ururta cutubyada halboolaha jidhka sida xaaladda sambabada

waa la naqliyay ✓