elektaroon-kaaftoon
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
elektaroon-kaaftoon
m.l.u (-nno, m.dh) (kiimika) Elektaroon dibedeedka atamka ee ka qayb gala samaynta dabarrada kiimikaad.
waa la naqliyay ✓
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
elektaroon-kaaftoon
m.l.u (-nno, m.dh) (kiim.) Elektaroon dibedeedka atamka ee ka qayb gala samaynta dabarrada kiimikaad.
waa la naqliyay ✓
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Elektaroon foolt
Electron volt
waa la naqliyay ✓
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Elektaroontabane
Electronegative
waa la naqliyay ✓