ereyga

elektarokardiyogaraam

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

elektarokardiyogaraam

DHAN

m.l (-myo, m.dh) (daaw.) (EKG) Ku qorista, shaqo koronteedka wadnaha warqad socota dusheed.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]

electrocardiograph

DHAFANDHAAF
1

(n) an instrument used to record electric potentials associated with the electric currents that correct the heart.

2

aalad lagu uururiyo war bixinta korontada wadnah lagu hagaajiyo

waa la naqliyay ✓