edify
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
edify
/edhafay/ (n) sare u qaadid garaadka ama dhaqganka qofka.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
modify
(v) to change somewhat the form or qualities of; alter partially
waxba laga bedelay iyada oo hore loo marinaayo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
modify
/moodhafaay/ (v) dib u habayn ku samayn (wax ka badalid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
modify
v.tr., bedel.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Verify
Xaqiiji
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
verify
/verafay/ (v) xaqiijin (hubin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
defy
/dhifay/ (v) 1. ka horimaansho (diidid, sida sharci ama xukuumad laga hor yimaado) (v) 2. carayn (la taxadiyid)|
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
defy
v.tr., (challenge) daandaanso; you must never defy a fool, nin waalan ha daandaansan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
eddy
/eddi/ (n) 1. dhaqdhaqaaq wareeg-gaysanaya oo ah biyo, habaas iwm (v) 2. iska-dabawareegid (wareegaysi).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
edgy
/edji/ (adj) xanaaq-badan (neerfooso ah). e.g. She is in an edgy mood.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
edit
/edhit/ (v) 1. soo-diyaarin iyo isku-dubbaridid buug, joornaal, filin iwm. 2. sixitaan qoraal lugu sameeyo
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Idif
(Idif-ka)
Timaha salxaanyaha korkooda ka baxa oo wejiga ku soo dhowaada; foodshareer.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
idif
m.l 1. Timaha wejiga ku soo dhawaada oo salxanyada korkooda ka baxa. 2. I. ah: qof bar yar oo dhuuban.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
idif
m. n. fringe (hair)
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
idif
-ka: (magac, lab, keli) timo ruuxa salxanyaha leh ka soo baxa oo wejiga soo yareeya. Naag idif leh buu guursaday Ilyaas. Dh: foodjareer.
idif -ka: (magac, lab, keli) xanuun xoolaha badhkood ku dhaca oo caato ka dhiga.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
idif
de: fringe (hair)
lx: idif
pd: (-ka)
ps: n2a-m
key: idif
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
deify
/dhiifay/ (v) caabudid (ilaah ka dhigasho).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
edict
/iidhikt/ (adj) amar, xukun.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unify
/yuunafay/ (v) midayn; midoobid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
beatify
/biyaatafaay/ (v) u bishaarayn (gaaladu markay qof yiraahdaan waa barakeysan yahay)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
certify
/sertifay/ (v) 1. qirid; caddayn (v) 2. shahaado siin.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
certify
v.tr., (assure) dhabee, fur, marqaati ku fur, rumay.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Deedifo
(Deedifa-da)
Hadal, markhaati ama qof kale lagu canbaareeyo oo laysaga joojiyo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
deedifo
m.dh Duridda qof markhaantigiisa ama guddoonkiisa la duro.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
deedifo
m.dh Duridda qof markhaantigiisa ama guddoonkiisa la duro.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
deedifo
f. n. insult
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
deedifo
de: insult
lx: deedifo
pd: (/da)
ps: n6-f
key: deedifo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
edifice
/edhafis/ (n) sar-weyn, dhismo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
édifice
édifice, n.m. - muuqaal
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
édifier
édifier, v. - wax u sheegid; waanis.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
petrify
/petrafay/ petrified; (v) argagixin (cabsi lala gariiro).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
readily
/redhali/ (adv) 1. diyaar u ah (raba, oo ku raalli ah) 2. dhib la'aan ah (si sahal ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
rectify
/rektafay/ (v) sixid (hagaajin, khaladka ka toosin).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Rectify
Saxid
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
rectify
v.tr., qumaati u dhig, hagaaji.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
specify
/spesafay/ (v) cayimid, si gaar ah u caddayn; xaddidid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
terrify
/terafay/ (v) argagixin (cabsi-gelin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
testify
/testafay/ (v) 1. ka marag kicid (markhaati furid) 2. caddayn (hadal caddayn).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
testify
v.tr., rumay, marqaati ku fur.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
versify
v.i., v.tr., gabay.