ereyga

edegkudhufaan

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

edegkudhufaan

DHAN

m.l Orgi yar oo caano nuug isagoo ah xiniinyaha laga baxshay. la-mid: ciddikudhufaan.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

edegkudhufaan

DHAN

-ka: (magac, lab, keli) orgi yar oo caananuug ah oo xiniinyaha laga baxshay. Dh: ciddikudhufaan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

ciddikudhufaan

DHAFANDHAAF

m.l la-mid: edegkudhufaan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

dhudhunsan

DHAFANDHAAF

f.mg4 (-naa, -nayd) Wax la dhudhumiyey ahaansho.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

dhudhunsan

DHAFANDHAAF

(tilmaame) wax dhundhun lagu cabbiray. Maradu way dhudhunsan tahay. Dh: xuslisan.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

shudhukaan

DHAFANDHAAF

-ta: (magac, dhedig, keli) eeg sudhukaan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]

dhuudhuuban

DHAFANDHAAF

adj., pl. thin (persons), narrow, slim (ones)

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]

dhuudhuuban

DHAFANDHAAF
1

de: thin (persons), narrow, slim (ones)

2

lx: dhuudhuuban

3

pd: (Sg: dhuuban)

4

ps: adj-pl

5

key: dhuudhuuban

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

edebdarnaan

DHAFANDHAAF

m.f.dh eeg edebdaran. la-mid: edebdarnaansho, edebdarro.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

edebdarnaan

DHAFANDHAAF

-ta: (magac, dhedig, keli) anshaxumo iyo dhaqandarro. Ilmahaaga edebdarnaanta ka ilaali. Dh: edebxumi, akhlaaqdarro.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

dhayladhufaan

DHAFANDHAAF
1

dhayladhufaan¹: m.l la-mid: dhayladhufaamid.

2

dhayladhufaan²: f.g1 (-nay, -ntay) Orgi yar caana-nuugnimo xiniinyaha kaga bixin.

waa la naqliyay ✓