economista
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
economista
s.m. - dhaqaaleyahan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
economist
/1ikonomist/ (n) dhaqaale-yaqaan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
economia
s.f. - dhaqaale.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
économiser
économiser, v. - wax dhaqaalaysi; wax biirsasho; wax meel dhigasho
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
économat
économat, n.m. - xafiiska maamulka dhaqaalaha
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
economic
/ikonomik/ (adj) 1. dhaqaale (dhaqaale la xiriira) (adj) 2. faa'iido leh (dhaqaale ku jiro).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Economic
Dhaqaale
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
économie
économie, n.f. - dhaqaale.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
conquista
s.f. - xoog ku qabasho (da).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
econòmico
agg. - jaban, raqiis.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
economics
/iikonomikis/ (n) cilmiga dhaqaalaha.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
economize
/iikonomays/ (v) dhaqaalayn (beekhaamin).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
economize
v.tr., dhaq, dhaqo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
economical
/iikonomikal/ (adj) dhaqaale leh, tashiil fiican.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
économique
économique, adj. - ee dhaqaale; dhaqaale ah
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
consist
/konsist/ (v) ka kooban
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
consist
v., (subsist); God is before all things, and by him all things consist, Ilaah baa wax walba ugu horeeya, oo wax waliba isagay ku nool yihiin; our life consists in the union betwixt the body and the soul, noolaanteenu waa jidhkeena iyo nafteena isku yaal; the land consists of plains, valleys and mountains, berrigu waa banaan iyo faro iyo buuro.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
cunista
(magac, dhedig, keli) cunno, afka gelin oo calaalin oo dabadeed liqid. Dh: cunid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
economy
/iikonomi/ (n) 1. dhaqaale (adj) 2. raqiis, jaban.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Economy
Dhaqaale
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
egoista
s.m. anaani.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
colonist
/kolanist/ (n) gumeyste.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
comodità
s.f. raaxo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ecologia
s.f. - degaan barasho, isa-saamaynta nafleyda iyo degaanka.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
xoorista
(n) 1. disposal (dis-pow-sal); the act of discarding or getting rid of something ~ ka takhalusid. 2. the act losing something
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
borotista
m.dh (-ooyin, m.l) (baayoloji) Boqortooyo koobaysa kala soocidda noolayaasha sahlan ee bayoolajiyeed. Waxa ka mid ah aljiga, fangiga, bakteeriyada iyo borotosoowaha.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
borotista
m.dh (-ooyin, m.l) (baay.) Boqortooyo koobaysa kala soocidda noolayaasha sahlan ee bayoolajiyeed. Waxa ka mid ah aljiga, fangiga, bakteeriyada iyo borotosoowaha.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
comunista
s.m. shuuci.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
doonnista
(n) engagement (en-geeyj-ment); betrothal (bi-trowthal) ~ alkumid
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sconfitta
s.f. - jab, guuldarro.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Agronomist
Aqoon yahan beereed
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Agronomist
Beeradhaari, Beera-yagaan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
conformist
/konformist/ (n) hoggaansane (qofka mar kasta u hoggaansan xeerka, dhaqanka).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
economically
/iikonomikalli/ (adv) 1. dhaqaale ahaan (adj) 2. dhaqaalayn (si tashiil ah).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
concomitant
(n) accompanying; accessory; joined with another.
isku xidhis ama is raacis
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
conformismo
s.m. tala raacid (da).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
conquistare
v.tr. - xoog ku qabsasho.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
giornalista
s.m. - weriye.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sconosciuto
agg. e s.m. - aan la aqoon, majhuul, lama yaqaan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
nonconformist
/ (adj) qof mucaarad iska ah (qof aan u hoggaansanayn sharciga, dhaqanka, siyaasadda iwm).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
reconnaissant
reconnaissant, adj. - abaal guda