eclampsia
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
eclampsia
(n) convulsions and coma occurring in a pregnant woman, associated with preeclampsia, i.e., hypertension and edema.
gariir ama miyir doorson ku dhac haweenayda uurka leh lana xidhidha dhiig kaca iyo barar
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
preeclampsia
(n) development of high blood pressure due to pregnancy or the influence of a recent pregnancy.
dhiig karka uurku keeno
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
alamsi
m.l la-mid: alamsasho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
alamsi
-ga: (magac, lab, keli) hore u liqligid iyo cunis boob ah oo foolxun. Alamsi, aayar cun baa ka habboon.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
eclair
/eykler/ (n) keeg dhuuban oo kareem dhexda uga jiro.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
éclair
éclair, n.m. - iftiinka; hilaaca
patisserie - nooc macmacaanka kamid ah
fermeture éclair - siibka dharka lagu tosho ee ilkaha isgala leh; xiris.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
elapse
/ilaaps/ (v) waqti la dhaafo (la gudbo). e.g. A year had elapsed since we met.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
camicia
s.f. - shaar, shaati.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
campana
s.f. - dawan weyn.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
classic
(adj) first class of rank; standard; well-known and typical.
heer sare
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
classic
/klaasik/ (adj) heer sare ah.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Eclipse
Madoobaad
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
eclipse
/iklipis/ (n) 1. qorrax madoobaad ama dayax madoobaad. e.g. the Sun in eclipse (n) 2. hoos-udhac, sida quwad-jabka iwm (v) 3. ka fiicnaansho, oo wax-qabadka qofka kale uu muugan waayo. e.g. He is eclipsed by his brother, who is very famous.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
éclipse
éclipse, n.f. - dayax ama qorrax madoobaad.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
eclipse
(of the sun), n., hoosiis or hoosaas, -ki.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
làmpada
s.f.- nal, faynuus.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
walamsi
-ga: (magac, lab, keli) eeg walamsad.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
yalamsi
-ga: (magac, lab, keli) cunto si isdaba joog ah oon laga dhergeyn u cunid. Yalamsi badanaa ma bisad hilib loo dhigaa?
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
clamp up
/kalaamp ap/ (v) aamusid.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dalamsii
(fal) (ka ~) wax la cuno afka dhakhso u dhex geli. Afka ku dalamsii muuska.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Ecliptic
Tub qorraxeed
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
jeclaysi
m.l la-mid: jeclaysasho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
éclaircie
éclaircie, n.f. - iftiimid; muujin; fasirid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
éclaircir
éclaircir, v. - qeexid; geexan; qarxiso; aaladda dolka bixisa ee sigaarka lagu shito.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
elemòsina
s.f. - sadaqo, yabooh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
declamation
/dhiklameyshan/ (n) khudbo xamaasad leh jeedin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exclamation
/ekiskalameyshan/ (n) qaylo ama hadal yaab-leh.