duplicator
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
duplicator
/duplikeytor/ (n) mashiinka koobbiga sameeya (nuqul-sameeye).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Duplication
Ku labanлogod
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
duplicate
/duplikeyt/ (n) 1. nuqul, koobbi (v) 2. nuqul ka samayn, labo isku-mid ah ka dhigid.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
applicator
(n) an instrument used to apply a medication or substance.
qalabka lagu isticmaalo in daawo ama wax kaleba lagu mariyo meel
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
duplicare
v.tr. - badin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
duplicity
/duplisiti/ (n) khayaano, dhagar.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
application
(n) (m) to act of bringing something into nearness or contact with another substance; the act of putting something to special use.
codsi
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
application
/applikeyshan/applications; (n) 1. codsi, arji. e.g. We received 200 applications within two days. 2. isticmaalid ama dabakhaad.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Application
Ku ekaan
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
application
/applikeyshan/ (n) arjy.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
application
application, n.f. - Codsi sameyn, isticmaalid arji.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
application
n., arji, -gi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
explication
explication, n.f. - sharax.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Implication
Daminaad
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
implication
(n) a possible effect of an action.
keeni kara
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
implication
/implikeyshan/implications;(n) 1. hadal aan dhab loo muujin, laakiin laga fahmi karo hadal la yiri ama wajiga qofka. (n) 2. dambi ku lug yeelasho: (n) 3. maldahnaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
implication
implication, n.f. - marka qofka dambi loo qabsado.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
publication
/pablakeyshan/ (n) 1. faafin (war-baahin samayn) 2. Daabacaad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
publication
publication, n.f. - shaaca ka qaadid
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Replication
Reblikayahan
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Amplificatore
Codweyneeye
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
délicat
délicat, adj. - Jilicsan; Khafiif ah; Qoon mi kara.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
delicate
/dhelikayt/ (adj) 1. jilicsan, khafiif ah, jabi og (adj) 2. xasaasi ah (qoonsami og, taxadar gooni ah u baahan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
dictator
/dhikteytor/ (n) kaligi-taliye.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
alligator
/aallageytar/alligators; (n) bahal weyn oo Maraykanka laga helo oo yaxaaska u eg.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
alligator
/aalygaatar/ (n) yahaas luku helaw Ameeriky i Shiiny.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
aspirator
(n) an instrument used to remove fluid from a cavity.
qalabka dareere lagaga soo qaado meelaha daloola
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
esplicito
agg. - qeexan, cad.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
explicate
v.tr., (disentangle) furfur.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
implicate
/implikeyt/implicates, implicating, implicated; (v) 1. caddayn in qof dambi ku lug lahaa, (tusid in qof kale dambiga wax kaga jiray).(v) 2. maldahid, (sarbeebid).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
implicito
agg. - dahsoon, sarbeeban.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Indicator
Muujiye
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
indicator
/indhakeytar/ (n) 1. tusiye, calaamad wax ku tusinaysa (kuu muujinaysa). 2. fareejo (nalalka leexashada ee baabuurta).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Indicator
Tuse, Muujiye
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
replicate
(v) to duplicate, copy, or repeat.
laga sameeya, laga naqilay ama ku celis
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
solicitor
/salisitar/ (n) qareen abukaate, looyar.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
explicatif
explicatif, adj. - fasiraya; macnaynaya.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
expliciter
expliciter, v. - cadayn; fasirid.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
explorator
n., nin magaalada soo dhex mara oo ilaaleeya, or nin magaalada ilaaleeya.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
supplicate
/saplikeyt/ supplication; (v) tuugid (baryid).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Applications
Arji, Codsi
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
complication
(n) a condition occurring during another disease and aggravating it.
dhibaatoyinka kale ku soo kordha qof jiran xaladiisa uga sii dara
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
complication
/komplikeyshan/ (n) dhib-badnaan (labnaan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
complicated
/kompilikeytidh/ (adj) adag oo aan la fahmi karin (dhib-badan).
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Declination
Janjeedh, hoos-u-deg
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Declination
Janjeedh
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
denominator
/dhinomineytor/ (n) hooseeyaha jajabka, qaybiyaha.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Denominator
Qaybiye
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
deprivation
(n) loss or absence of parts, organs, powers, or things that are needed.
ka maqnaanshaha ama lumista qaybo, xubno muhiim ah oo jidhka gudihiisa ah, awoodo ama wax yaabo kale oo loo baahan yahay
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
deprivation
/dhipriveyshan/ (n) 1. caydnaan, sida gof aasaaska nolosha waaya 2. ka maanacis (ka xayuubin).
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
dislocation
kalabax
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
dislocation
(n) the displacement of any part, esp. of a bone.
laf meesheedii ka wareegtay
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Dislocation
Filqasho
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
esploratóre
s.m. sahmiye.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
explanatory
/ekispaalanatori/ (adj) sharxaya, tafsiiraya, caddayn ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exploratory
/ikispalooratori/ (adj) sahan-ah; baaris-ah.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Lubrication
Xaydhayn
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Lubrication
Xeydheyn
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Amplification
Kordhin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
amplification
/aamplafikeyshan/ (n) 1. faahfaahin ama fududayn. 2. xoogsiin ama siyaadin.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Equilibratore
Dheelli - tire
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
explicitation
explicitation, n.f. - fasiraad; sharax.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inapplication
inapplication, n.f. - ku haboonaan la'aanta
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
qualification
/kwolafakeyshan/ qualifications;(n) 1. aqoonsiga ama sharuudda shaqo looga baahan yahay (sida, shahaadada, khibradda iwm) 2. shuruud (xaddidid ama shardi u yeelid).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Qualification
Cilmi, Shahaado
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
qualification
qualification, n.f. - qiimayn; tababar; aqoonsi.