duddumodibir
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
duddumodibir
-ta: (magac, dhedig, keli) duddumada aboorka dibirka ku nooli sameeyo oo duldulleelo badan dusha ku leh. Dh: dundumodibir.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dudduubid
m.f.dh eeg dudduub.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dudduubid
-da: (magac, dhedig, keli) isku laalaabid ama wax kale ku moqollofid. Hadiyaddu dudduubidda ayay ku qurxoon tahay. Dh: duuduubid.
Ereybixinta Qalabka Farsamada Gacanta - Maxamuud Iimaan Aadan [1975]
Xuddundiiq
Nooc kamid ah mudacyada birta lagu xariiqo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
duddumo-yulug
m.dh Nooc duddumada ka mid ah oo aan lahayn sal ballaaran lehna fiiq dheer oo dhuuban. la-mid: dundumo-yulug.