dooddi_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dooddi_2
de: race, competition
hm: 2
lx: dooddi
pd: (-ga)
ps: vn2-m
key: dooddi_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dooddi_1
de: compete, race
hm: 1
lx: dooddi
pd: (dooddiyey)
ps: v2a=
key: dooddi_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gooddi_2
de: threat; threatening
hm: 2
lx: gooddi
pd: (-ga)
ps: vn2a-m
key: gooddi_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dood_2
de: act of arguing
hm: 2
lx: dood
pd: (-ka)
ps: vn-m
key: dood_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Dooddi
(Dooddi-ga)
Orod; tartan; bedertan; ka soo dhexbax; baxsi.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dooddi
dooddi¹: m.l 1. Orod xoog leh. 2. la-mid: dooddiyid.
dooddi²: f.mg1 (-iyay, -iday; -iyi) Si xoog leh u ordid; digdigleyn.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
dooddi
v. compete, race
dooddi vl. n. race, competition
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dooddi
(fal) tartan ku badi oo ka soo dhex bax; baxso oo orod.
dooddi-ga: (magac, lab, keli) dhaqdhaqaaqa ama gurdanka farduhu markay colaad u socdaan.
dooddi-ga: (magac, lab, keli) orod tartan ah. Ninkii dooddi waa lagu gaadhi waayay. Dh: baxsad.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
doori_2
de: act of giving young calves, etc., to their mothers to suckle
hm: 2
lx: doori
pd: (-ga)
ps: vn2a-m
key: doori_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
doobbi_2
de: laundry; laundryman
hm: 2
lx: doobbi
pd: (-ga)
ps: n2-m
key: doobbi_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gooddi_1
de: threaten
hm: 1
lx: gooddi
pd: (gooddiyey)
ps: v2a=
key: gooddi_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
moordi_2
de: red-colored sorghum sp.
hm: 2
lx: moordi
pd: (-ga)
ps: n2a-m-enum
key: moordi_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dheddin_2
cf: malmal
de: tree sp., with aromatic resin
hm: 2
lx: dheddin
pd: (-ka)
ps: n2-m-col
key: dheddin_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Dooddiyid
(Dooddiyid-da)
Ordid; tartamid; bedertamid; soo dheerayn; ka soo dhexbixid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dooddiyid
m.f.dh eeg dooddi². la-mid: doodi¹ (2).
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dooddiyid
-da: (magac, dhedig, keli) baxsasho oo orod isa sii dayn; tartan ku baddin. Dh: ordid.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dowddar_2
a: dawdar
de: be a lazybones; behave irresponsibly
hm: 2
lx: dowddar
pd: (dowddaray)
ps: v1=intr
key: dowddar_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ood_2
de: enclose with a brushwood fence
hm: 2
lx: ood
pd: (ooday)
ps: v1=
key: ood_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bood_2
cf: boosay
de: beige ~ dirty white color (of a horse), tan
hm: 2
lx: bood
pd: (-ka)
ps: n0-m
key: bood_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Cooddi
(Cooddi-da)
Hilib; baruur.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
cooddi
m.dh Hilib baruur leh.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
cooddi
f. n. meat, flesh
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
cooddi
-da: (magac, dhedig, keli) hillib baruur leh oo cadiin ah. Codkiisuu bogtaa aar haduu cooddi loogsado e. Dh: caddiin.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
cooddi
de: meat, flesh
lx: cooddi
pd: (-da)
ps: n2-f
syn: hilib
key: cooddi
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
doob_2
a: doobbo
de: froth from the mouth of a male camel
hm: 2
lx: doob
pd: (-ta)
ps: n1-f
key: doob_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dood_1
de: debate, argue, dispute, discuss; criticize
hm: 1
lx: dood
pd: (dooday)
ps: v1=
key: dood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dood_3
de: discussion, argument, debate
hm: 3
lx: dood
pd: (-da)
ps: n1-f
key: dood_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dood_4
de: their
hm: 4
lx: dood
ps: pro-det-3pl
xe: their mother
xv: =-tooda
key: dood_4
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Doodid
(Doodid-da)
Murmid; hadlid; baanid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
doodid
m.f.dh eeg dood³. la-mid: doodis.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
doodid
-da: (n) the act of debating or arguing
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
doodid
-da: (magac, dhedig, keli) cid kale, la mormid; baane iyo hadal ku jirid. Dh: mormid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Doodis
(Doodis-ta)
Doodid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
doodis
m.dh la-mid: doodid.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
doodis
vl. n. argument
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
doodis
-ta: (magac, dhedig, keli) eeg doodid.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
doodis
de: argument
lx: doodis
pd: (-ta)
ps: vn2a-f
key: doodis
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
doog_2
de: pain from an old wound
hm: 2
lx: doog
pd: (-ta)
ps: n-f
key: doog_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dool_2
de: pontoon; small barge; ferry-boat
hm: 2
lx: dool
pd: (/sha)
ps: n-f
key: dool_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
doon_2
de: want, desire, wish, like; look for, seek, search for, ask for; ask in marriage, be betrothed to
hm: 2
lx: doon
pd: (doonay)
ps: v1=
xe: What do you want?
xv: rab; raadi
key: doon_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
door_2
de: select, choose; recommend
hm: 2
lx: door
pd: (dooray)
ps: v1=
xe: Could you select some for me?
xv: Ma ii doori kartaa qaar?
key: door_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
doox_2
de: stab; disembowel, gut, draw
hm: 2
lx: doox
pd: (dooxay)
ps: v1=
key: doox_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
food_2
de: traditional hairstyle for young girls
hm: 2
lx: food
pd: (-da)
ps: n1-f
key: food_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
good_2
de: cloth
hm: 2
lx: good
pd: (-ka Pl: goodad (ka))
ps: n4-m
key: good_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Gooddi
(Gooddi-ga)
1. Hadal ama wax kale oo loola jeedo in qof kale lagu cabsi geliyo; dhaar; cagajugle.
2. Dacal; iran; dhinac.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
gooddi
gooddi¹: m.l 1. Haddidaad. 2. (-iyo, m.dh) Dacal; dhinac.
gooddi²: f.mg1/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) U g.: hadal cabsigelin leh cid u jeedin.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
gooddi
gooddi¹: m.l 1. Haddidaad. 2. (-iyo, m.dh) Dacal; dhinac.
gooddi²: f.mg1/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) U g.: hadal cabsigelin leh cid u jeedin. m.f.dh, gooddiyid.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
gooddi
v. threaten
gooddi vl. n. threat; threatening
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
gooddi
(fal) cid kale u hanjab oo ka cabsii.
gooddi-ga: (magac, lab, keli) marada dacalkeeda hoose. Dh: daraf, faraq.
gooddi-ga: (magac, lab, keli) wax fidsan dhiniciisa; meesha uu wax ku dhammaado. Gooddiga banka ayaan dhir ugu gelaynaa.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Hooddi
(Hooddi-da)
Erey la yiraahdo kolka la doonayo in la galo guri, kd., cid kale leedahay; ulajeeddadiisu waa: ma soo geli karaa? (ama hoodi).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
hooddi
e.d Erey la yiraahdo kolka la doonayo in la galo guri cid kale leedahay, yacnii “ma soo geli karaa!”. la-mid: hoodi.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
hooddi
e.d Erey la yiraahdo kolka la doonayo in la galo guri cid kale leedahay, yacnii 'Ma soo geli karaa?' la-mid: hoodi.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
hooddi
inter. Hello?; Can I come in?; Is anyone home?
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
hooddi
(interjection) used to ask permission to come inside; may I came inside? is somebody at home?
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
hooddi
(ereydhawaaq) salaan ah oo aqallada la garaacayo lagu yidhaa; ma soo galaa.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hooddi
a: hoodi
de: Hello?; Can I come in?; Is anyone home? Word used before entering a house
lx: hooddi
ps: intj
key: hooddi
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
kood_2
de: secret conversation, private talk
hm: 2
lx: kood
pd: (-ka)
ps: n4-m
syn: faq
key: kood_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
mood_2
cf: dhaaf, gudub, mar
de: pass (by), move beyond; surpass
hm: 2
lx: mood
pd: (mooday)
ps: v1=
key: mood_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ooddin
m.dh Xanuun saableyda qabta oo ka dhasha jug, dabayl xoog leh ama muruqo go'.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
ooddin
m.dh Xanuun saableyda qabta oo ka dhasha jug, dabayl xoog leh ama muruqo go'.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
ooddin
f. n. sharp pain in the back
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
ooddin
-ta: (magac, lab, keli) xanuun saableyda qabta oo ka dhasha jug, dabayl xoog leh ama muruqo go'.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ooddin
cf: xanuun
de: sharp pain in the back
lx: ooddin
pd: (-ta)
ps: n2-f
key: ooddin
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qooddi
m.l Cabbir beereed dhan 25 mitir oo dhinac walba ah.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qooddi
-ga: (magac, lab, keli) masaafo maalin dibi lagu qodi karo oo u dhiganta 44 m2.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
wood_2
de: cast a vote (in an election)
hm: 2
initial: w
lx: wood
pd: (wooday)
ps: v1=intr
key: wood_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xood_2
de: carress, gentle pat ~ stroke
hm: 2
initial: x
lx: xood
pd: (-da)
ps: n1-f
key: xood_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
booli_2
de: rob, plunder, loot; appropriate
hm: 2
lx: booli
pd: (booliyay / booliday)
ps: v1=tr
key: booli_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
caddi_2
de: period of the waxing moon Opp: mugdi
hm: 2
lx: caddi
pd: (-da)
ps: n2-f-time
key: caddi_2
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
cooddin
-ta: (magac, dhedig, keli) geed dhulka laga qoto oo sida quwaaxa loo ruugo.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhood_2
de: bragging, boasting
hm: 2
lx: dhood
pd: (-ka)
ps: vn-m
key: dhood_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Dhooddi
(Dhooddi-da)
Dhul ciiddisu dibir tahay; aan cadduun ahayn.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhooddi
m.dh Dhul ciiddiisu dibir tahay.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
dhooddi
f. n., [collective] land with hard soil
Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006]
Dhooddi
name-m land with hard soil; lit: he who was born in a land with hard soil. Cf: Jeylaani, Jilani
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dhooddi
-ga: (magac, lab, keli) dhul cag'adayg ah oo aan cadduun ahayn. Xoolaha dhooddiga u soofiya.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhooddi
cf: dibir
de: land with hard soil Opp: cadduun
lx: dhooddi
pd: (-da)
ps: n-f-col
key: dhooddi
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
doodsii
(fal) labo dhinac talo dhex dhig si uut midba fikirkiisa uga dhiibto.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
doogo_2
de: reopen, become painful (of an old wound)
hm: 2
lx: doogo
pd: (doogtay)
ps: v3b=
key: doogo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
doori_1
de: change, alter, disguise, transform; exchange
hm: 1
lx: doori
pd: (dooriyey)
ps: v2a=
key: doori_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dooro_2
de: chicken, hen
hm: 2
lx: dooro
pd: (/da)
ps: n6-f
syn: digaag {S}
key: dooro_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dooyo_2
de: grass sp.
hm: 2
lx: dooyo
pd: (/da)
ps: n6-f-gen
key: dooyo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
foori_2
de: whistle
hm: 2
lx: foori
pd: (fooriyey)
ps: v2a=
key: foori_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
geddi_2
de: river bank; dry river bed; side
hm: 2
lx: geddi
pd: (-ga)
ps: n2a-m
key: geddi_2
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
gooddi'
-ga: (n) intimidation (in tim dheey shen); threat (thareet); menace (men es)~hanjabaad
gooddi' -yey / say: (v) intimidate (in tim dheeyt); (thareeten); bluff (balaaf) threaten
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
gooddin
m.dh la-mid: gooddiyid.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
gooddin
-ta: (magac, dhedig, keli) hanjabid oo cid kale ka cabsiin. Dh: gooddis.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
looli_2
de: sharpen
hm: 2
lx: looli
pd: (looliyey)
ps: v2a=tr
syn: afee, lis
key: looli_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
nooli_2
de: give s.o. money for transport, pay fare ~ passage
hm: 2
lx: nooli
pd: (noolyay / nooliday)
ps: v1=tr
key: nooli_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
toosi_2
de: straighten, correct; direct s.o. somewhere; erect, raise
hm: 2
initial: t
lx: toosi
pd: (toosiyey)
ps: v2a=tr
xe: Can you direct me to a store selling tea?
xv: Ma igu toosin kartaa dukaan iibiya shaah?
key: toosi_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
doobbi_1
de: froth at the mouth of a male camel in rut
hm: 1
lx: doobbi
pd: (doobbiyey)
ps: v2a=
key: doobbi_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
doobbo_2
a: doob
de: froth from the mouth of a male camel
hm: 2
lx: doobbo
pd: (/da)
ps: n6-f
key: doobbo_2
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
doodsiin
-ta: (magac, dhedig, keli) labo dhinac iska hor keenid dhexdhexaadin la isku dhageysto.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dooxan_2
de: be stabbed ~ gutted
hm: 2
lx: dooxan
pd: (dooxmay)
ps: v1=inch
key: dooxan_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
duudsi_2
de: denial, refutation
hm: 2
lx: duudsi
pd: (-ga)
ps: vn2a-m, vn7-m
key: duudsi_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
geeddi_2
de: thin string used for weaving pack-saddles ~ large camel mats, etc.
hm: 2
lx: geeddi
pd: (-ga)
ps: n2a-m
key: geeddi_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
goodir_2
cf: geel
de: dark gray color (of camel); camel sp.
hm: 2
lx: goodir
pd: (-ka)
ps: n-m-col
key: goodir_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
moordi_1
cf: cadho ~ cadhdho
de: mange ~ scabies (skin-disease of livestock)
hm: 1
lx: moordi
pd: (-ga)
ps: n-m
key: moordi_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qoombi_2
bw: qoonbiyaal
de: gill; [pl] gills
hm: 2
lx: qoombi
pd: (-ga)
ps: n2a-m, n7-m
syn: waaf
key: qoombi_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
doondoon_2
de: search
hm: 2
lx: doondoon
pd: (-ka)
ps: vn-m
key: doondoon_2