directement
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
directement
directement, adv. - Si toos ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
indirectement
indirectement, adv. - si aan toos ahayn; qof aan hortiisa waxba laga dhihin.
Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]
Qumaati
tout droit, directement.
Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]
Saani
directement.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
direttaménte
avv. - dhawaali, si toos ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prestement
prestement, adv. - si dhaqso ah; si degdeg ah
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
divertiménto
s.m. - tumasho raaxaysi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inexactement
inexactement, adv. - si aan sax ahayn.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Direct current
Qulqul toosan
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Direct Current
Koronto toosan
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Direct current
Dab ama koranto xiriirsan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
divertissement
divertissement, n.m. - Ciyaar.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
incorrectement
incorrectement, adv. - si aan toosnayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
indiscrètement
indiscrètement, adv. - si aan qarsoodi ahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vêtement
vêtement, n.m. - hu'; wax la xidho; maryo; dhar.
vêtement de deuil - madow; murugo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
virement
virement, n.m. - isbadal; kala wareeg.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
agreement
/agriimant/ (n) heshiis; wax laysla ogolaaday ama laysku raacay. e.g. This agreement should be cancelled.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Agreement
Ileshiis
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
agreement
/agriiment (n) hellis.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
agreement
n., heshiis, -ki.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
dénuement
dénuement, n.m. - Sabool-Fakhri.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
directeur
directeur, n.m. - Agaasime; Qofka meel agaasime ka ah; ilaaliyaha xabsiga; Maareeye; hawsha. Qofka dugsiga ka madaxa ah; ugu muhiimsan; Qofka dusha ka ilaaliya u kala wada maamulka iyo shaqaalaha.
directeur d'étude - maamule dugsi
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
direction
/darakshan/ (n) 1. jiho, jihayn (n) 2. agaasin.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Direction
Jaho
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
direction
direction, n.f. - Jiho; Hoggaamin; Hanuunin; maarayn; tixid; Taxan; shukaan.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
direction
n., (line of motion) gees, -ti, dhan, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
directive
/dharaktiv/ (n) amar-rasmi ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
étêtement
étêtement, n.m. - laga jaro geedka inta kore.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fièrement
fièrement, adv. - islaweyni.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
forcément
forcément, adv. - khasbid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fortement
fortement, adv. - xoog leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
giclement
giclement, n.m. - soo tuuris; banaan u soo saarid,
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Increment
Koror
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
increment
/inkramant/increments; (n) dulsaar; ku dul darid (siyaadin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
lentement
lentement, adv. - Qunyar (aayar) ahaan,
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
percement
percement, n.m. - dhexgalka ama daloolinta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pincement
pincement, n.m. - marka geedka laamaha laga jaro si laama cusubi ugu soo baxaan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
precedent
/presadant/ (n) 1. fal horay u dhacay tixraacid (fal hore cuskasho, si arin joogta go'aan looga qaato) 2. fal horay u dhacay (isagoo kale horay loo arkay).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
précédent
précédent, adj. - gudbay la soo dhaafay
précédent, n.m. - tusaale loo soo qaato wax tagay.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
récemment
récemment, adv. - wakhti wax yar laga joogo; wakhti aan fogayn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
règlement
règlement, n.m. - degganaansho; dejin; degmo; deggan
règlement d'une facture - bixin; lacag bixin (mushar iwm)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
remuement
remuement, n.m. - lulid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rendement
rendement, n.m. - wax soo saar; inta ama tirada iwm ah ee wax kasoo baxda
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
reniement
reniement, n.m. - inkiridda; dafiridda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sèchement
sèchement, adv. - si qalafsan
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
treatment
(n) the use or application of remedies with the goal of effecting a cure; therapy.
daawayn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
treatment
/triitmant/ (n) 1. daawayn (n) 2. macaamilo (hab-dhaqan).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Treatment
Latacaal
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Directions
Jahada
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
embêtement
embêtement, n.m. - dhibidda; xumaynta
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entêtement
entêtement, n.m. - madax adayga
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
exactement
exactement, adv. - la hubo; hubaal ah
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
férocement
férocement, adv. - si waxshinimo ah,
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
frottement
frottement, n.m. - xoqidda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
grattement
grattement, n.m. - xoqmo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
halètement
halètement, n.m. - la hiraanhiro.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hébêtement
hébêtement, n.m. - nasakhnaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
Idéalement
Idéalement, adv. - idiyaalnimo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
picotement
picotement, n.m. - kabuubyo; dareen, qodax wax mudmudeysa u eg: oo oogadu garato kolka meel ka mid ah inta dhiiggu cabbaar ku joogsado ku soo noqdo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pieusement
pieusement, adv. - si caabudid leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
truchement
truchement, n.m. - u dhexeeya
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
département
département, n.m. - Hay'ad; qayb ama laan ka mid ah Dawlad; Ganacsi; Jaamacad iwm.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
derangement
/dhirenjiment/ (n) waalli.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
dérangement
dérangement,n,m, - Arbush; Rabash.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ébruitement
ébruitement, n.m. - caan noqoshonimo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
empêchement
empêchement, n.m. - is hortaag; joojin; wax aan la dhaafi karayn; wax iska hortaaga
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
endettement
endettement, n.m. - dayn qaadasho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
éreintement
éreintement, n.m. - daalis
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hideusement
hideusement, adv. - foolxumaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
piteusement
piteusement, adv. - si naxdin leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
secrètement
secrètement, n.m. - qarsoodinimo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
effectivement
effectivement, adv. - dhab ahaan
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
evidentémente
avv. si caddaan ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fievreusement
fievreusement, adv. - xummad badan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
objectivement
objectivement, adv. - run ahaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
clignotement
clignotement, n.m. - Iljabin; sanqasho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
consentement
consentement, n.m. - Heshiis.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
contentement
contentement, n.m. - Inta ku jirta meel; ka kooban; Raali-gelin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
déménagement
déménagement, n.m. - Guurid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
dernièrement
dernièrement, adv. - Ugu dambeyn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
dipartiménto
s.m. - waax.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
disagreement
/dhisagriiment/ (n) khilaaf.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Displacement
Barabax
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Displacement
Barabixin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
displacement
/dhispaleysment/ (n) bara-bixis; boos ka-baddalis.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
diversaménte
avv. si ka duwan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
empressement
empressement, n.m. - degdeg; dhaqsasho
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
encerclement
encerclement, n.m. - hareeraynta; jitaynta
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
enracinement
enracinement, n.m. - talaal geed.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
expressément
expressément, adv. - degdegidda; dhaqsaha
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
haineusement
haineusement, adv. - aad u neceb
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
harnachement
harnachement, n.m. - kooraynta faraska.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
heureusement
heureusement, adv. - nasiib wanaag.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
illicitement
illicitement, adv. - wax aan la oggolayn; sharciga kasoo horjeeda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
médiocrement
médiocrement, adv. - Si aan ficnayn; si xun.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
misrepresent
/misreperasent/misrepres entation; (v) khalad u fasirid (ficil ama hadal si khaldan loo turjumo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
nerveusement
nerveusement, adv. - Wijiiri.
rire nerveusement - Qosol wijiiri ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
parfaitement
parfaitement, adv. - si aad ah u fiican; si aan iin lahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
peureusement
peureusement, adv. - si cabsi ah; fulaynimo ah.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
recenteménte
avv. - dhowaan (waqti).