diinta kiristaanka
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
diinta kiristaanka
(n) Christianity (kiris-ji-yaanati); Christian religion ~ diinta masiixiga
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Masiixi
(Masiixi-ga)
Qof diinta Kiristaanka haysta.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
christianity
/kiristiyaanati/ (n) diinta kiristaanka (diinta masiixiga).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pope
/powp/ (n) baadari, (ninka diinta kiristaanka u sarreeya (katoligga).
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
Kirishtaannimo
-da: (magac, dhedig, keli) Kirishtaan ahaansho; diinta kiristaanka haysasho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
laanqayr
-ta: (magac, dhedig, keli) iskutallaab asalkeedu ka soo jeedo diinta kiristaanka. Laanqayrta cas ayaa dadkii tabaalaysnaa kaalmo siisay. Dh: iskutallaab, istallaab.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
masiixi
-ga: (magac, lab, keli) qof haysta diinta kiristaanka. Dh: kiristan. wa: masiixiyiin.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
masiixiyad
-da: (magac, dhedig, keli) diinta kiristaanka.
masiixiyad -da: (magac, dhedig, keli) qof dumar ah oo haysata diinta kiristaanka. Dh: kiristaaniyad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pape
pape, n.m. - madaxa diinta Kiristaanka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prieur
prieur, n.m. - sareeya (diinta Kiristaanka)
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
xarriiqda kicitaanka
take-off line
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
MUDDADA JIRITAANKA
Validità
Validity