diidmada-qayaxan
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
diidmada-qayaxan
(n) veto (vii-tow)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
veto
/viitow/ (n) 1. diidmada-qayaxan (v) 2. diidmada-qayaxan saarid (awood-diidmo u isticmaalid).
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
abadan
(falkaabe) erey lagu cabbiro diidmada qayaxan iyo dafiraadda. Dh: abid, abad, abadan, abiido.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
haba
(falkaabe) loo adeegsado diidmada qayaxan. Hadduu kula diriray haba u tegin. Dh: ha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
véto
véto, n.m. - diidmada qayaxan (codka ay dawladaha waaweyni awoodda u leeyihiin.)
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
diidmo
de: refusal; prohibition; veto
lx: diidmo
pd: (/da)
ps: n6-f
xe: veto
xv: diidmada qayaxan
key: diidmo
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
miidaansanaan
m.f.dh eeg miidaansan. la-mid: miidaansanaansho.