dhinac faras
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
dhinac faras
side horse

long horse

Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Dhinac xagal
Side of an angle
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhinacfariiso
f.g3 (-stay, -satay) Qofka agtiisa fariisasho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
dhinacfariiso
v. sit beside
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dhinacfariiso
(fal) agtiisa fadhiiso. Orod walaalkaa dhinacfariiso. Dh: agfadhiiso.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhinacfariiso
de: sit beside
lx: dhinacfariiso
pd: (dhinacfariistay)
ps: v3b=tr
xe: Sit beside your mother!
xv: Hooyadaa dhinacfariiso!
key: dhinacfariiso
Magacyada Dhirta Ceel-Dheere iyo Buula-Burte (Soomaali-Laatiin) - D. Herloker, B. Kujar [1985]
DHINGARAS
[DHINGARAS] Coffea rhamnifolia 11, (?) Asepalum eriantherum 10
Magacyada Dhirta Ceel-Dheere iyo Buula-Burte (Soomaali-Laatiin) - D. Herloker, B. Kujar [1985]
DHINGHARAS
Coffea rhamnifolia 50
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
dhinac dhinac
adv-loc: sideways
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
dhinac dhinac
(adv) sideways (saaydh-weeyz) ~ dhan dhan, geesgees
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
dhinac gaarsiin
receiving side
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Dhinacayn
(Dhinacayn-ta)
Dhinac marid ama xigid; dhinac isu burin; xag jirid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhinacayn
m.f.dh eeg dhinacee.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dhinacayn
-ta: (magac, dhedig, keli) dhan ka marid; barbar ka joogid. Dh: barbarayn.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Dhinactax
Row
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
dhici kara
(adj) 1. possible (posibal); feasible (fii-za-bol); probable (poro-babol); likely (laayk-li); 2. (adv) maybe (meey-bii) ~ suuroobi kara: macquul ah, ixtimaal, lacalla
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhinacdhaw
m.dh Hal ilmo aanay dhalin, kuna sidkanayn lagu maalo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Dhinacyayn
(Dhinacyayn-ta)
Hadba doc dhigad ama isu rogid; barbarrayn; is rogrogid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhinacyayn
m.f.dh eeg dhinacyee.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dhinacyayn
-ta: (magac, dhedig, keli) dhan walba ka marid oo hareeraha ka socosho.
Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
DHIIN-GARAS
(Dingaras) C Coffea rhamnifolia (Chiov.) Bridson. Rubiaceae.
C Gardenia fiorii Chiov. Rubiaceae.
Magacyada Dhirta Ceel-Dheere iyo Buula-Burte (Soomaali-Laatiin) - D. Herloker, B. Kujar [1985]
DHIINGHARAS
Coffea rhamnifolia 10
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Dharab baraf
Glazed frost
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
dhibic hakad
n. phr. semi, collectiveon
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
dhibic hakad
(n) [; ] semicolon (simikolan) ~ hakad dhibicle
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhinac_dhinac
de: sideways
lx: dhinac dhinac
ps: adv-loc
key: dhinac_dhinac
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dhinacaysasho
-da: (magac, dhedig, keli) dhinac keliya ka isticmaalid; mar walba xag keliya ka joogsasho.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
dhinaca galbeed
westbound (west-bawndh) galbeedka u-socoda