dhiig-ku-shubid
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhiig-ku-shubid
m.dh (daawo) Dhiig laga soo miiray qof caafimaad qaba oo dhiig bixiye ah (donor) oo lagu shubo aroor ka mid ah xididdada dhiigga ee qof kale oo dhiiggiisu ku fillaan waayey tiro yari ama tayo xumi awgeed oo ka iman karta shil ama cudur.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
dhiigkushubid
m.dh (daaw.) Dhiig laga soo miiray qof caafimaad qaba oo dhiig bixiye ah (donor) oo lagu shubo aroor ka mid ah xididdada dhiigga ee qof kale oo dhiiggiisu ku fillaan waayey tiro yari ama tayo xumi awgeed oo ka iman karta shil ama cudur.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhiigsiin
m.dh 1. la-mid: dhiigsiis. eeg dhiigsii. 2. Dhiig ku shubid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
transfuse
/traans fyuus/ transfusion; (n) dhiig ku shubid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
trasfusióne
s.f. - ku shubid (-da), dhiig ku shubid (-da).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
transfuser
transfuser, v. - dhiig ku shubid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
transfusion
transfusion, n.f. - dhiig ku shubidda