dhexroor goobo
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Dhexroor goobo
Diameter of a circle
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Diameter of a circle
Dhexroor goobo
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhexroornaansho
m.l/dh la-mid: dhexrooran.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhexboodbood
f.g1 (-day, -dday) Dad ama waxyaabo dhexdooda ku boodboodid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
dhexboodbood
f.g1 (-day, -dday) Dad ama waxyaabo dhexdooda ku boodboodid. m.f.dh, dhexboodboodid.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
dhexboodbood
v. jump into the middle of something
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhexboodbood
de: jump into the middle of s.t. (e.g., in the middle of a debate, meeting, etc.)
lx: dhexboodbood
pd: (dhexboodbooday)
ps: v1=tr
key: dhexboodbood
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhexroornaan
m.f.dh eeg dhexrooran. la-mid: dhexroornaansho.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Foorar Goobo
Dip circle
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dhexrooritaan
-ka: (magac, lab, keli) eeg dhexroorid.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Dhululubo goobo
Circular cylinder