dhaw_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhaw_1
de: near, soon, close
hm: 1
lx: dhaw
ps: adj
see: dhow
key: dhaw_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhawr_1
de: take care of, protect (against), watch over; look closely at, observe closely, scrutinize; expect, await, watch for
hm: 1
lx: dhawr
pd: (dhawray)
ps: v1=tr
key: dhawr_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
daw_1
de: way, road, path; right, prerogative; system
hm: 1
lx: daw
pd: (-ga)
ps: n2a-m
key: daw_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhab_1
de: truth, reality; [atr.] real, true; thorough, full
hm: 1
lx: dhab
pd: (-ta)
ps: n0-f-abs
xe: Its true'; Waa iga dhab 'I'm serious
xv: Waa dhab
key: dhab_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhac_1
de: happen, occur; have (a disease); blow (wind)
hm: 1
lx: dhac
pd: (dhacay / dhacday)
ps: v1=intr
xe: What is happening?
xv: Waa maxay waxa dhacayaa?
key: dhac_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhal_1
de: beget, bear, father (a child), give birth to, lay eggs; create, cause
hm: 1
lx: dhal
pd: (dhalay / dhashay)
ps: v1=
xe: Who is your father ~ mother?
xv: Yaa adiga ku dhalay?
key: dhal_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhan_1
cf: dhammaan
de: all, entire, whole, complete
hm: 1
lx: dhan
pd: (dhammaa)
ps: num-adj
key: dhan_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhaq_1
de: wash, launder, clean
hm: 1
lx: dhaq
pd: (dhaqay / dhaqday)
ps: v1=
xe: Give me a shampoo.
xv: mayr, qasaal
key: dhaq_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhar_1
de: be stunted
hm: 1
lx: dhar
pd: (dharay)
ps: v1=
key: dhar_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhaw_2
a: dhab {C & S}
de: have sex, copulate {obscene}
hm: 2
lx: dhaw
pd: (dhaway)
ps: v1=
key: dhaw_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhaw_3
cf: dil {UJ}
de: hit, strike
hm: 3
lx: dhaw
pd: (dhaway / dhawday)
ps: v1=
key: dhaw_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhay_1
de: anoint, rub salve ~ ointment (on); grease up, oil
hm: 1
lx: dhay
pd: (dhayay / dhayday)
ps: v1=tr
key: dhay_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
daawo_1
de: view, watch, observe carefully ~ with admiration
hm: 1
lx: daawo
pd: (daawaday)
ps: v3a=tr
key: daawo_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dahar_1
de: house, building
hm: 1
lx: dahar
pd: (-ta)
ps: n2-f
syn: daar, sar
key: dahar_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhaad_1
de: part of the leg just above the ankle
hm: 1
lx: dhaad
pd: (-ka Pl: dhaadad (ka))
ps: n4-m
key: dhaad_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhaan_1
de: get better, improve; be better (than)
hm: 1
lx: dhaan
pd: (dhaamay / dhaantay)
ps: v1=
xe: Improve yourself!
xv: Sidan isu dhaan!
key: dhaan_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhaay_1
de: fresh milk
hm: 1
lx: dhaay
pd: (-da)
ps: n0-f-mass
key: dhaay_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhako_1
de: hide oneself
hm: 1
lx: dhako
pd: (dhakaday)
ps: v3a=intr
key: dhako_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhali_1
de: cause, bring about; create, originate; deliver (a baby), beget (a child); score (a goal)
hm: 1
lx: dhali
pd: (dhaliyey)
ps: v2a=
key: dhali_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhalo_1
de: be born
hm: 1
lx: dhalo
pd: (dhashay / dhalatay)
ps: v3b=
key: dhalo_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhawr_2
a: dhowr
de: group, small number (less than ten); [atr.] some, several, a few
hm: 2
lx: dhawr
pd: (-ka Pl: dhawrar (ka))
ps: n4-m, num-m
key: dhawr_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhawr_3
cf: dugaag, khatar
de: terror, s.t. frightening ~ dangerous
hm: 3
lx: dhawr
pd: (-ta)
ps: n-f
key: dhawr_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhowr_1
de: look at ~ for; expect, anticipate, wait for; [ext.] protect, give care to
hm: 1
lx: dhowr
pd: (dhowray)
ps: v1=
see: dhawr
key: dhowr_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
lahaw_1
de: have, possess; ought
hm: 1
lx: lahaw
ps: v5b-imp-sg
see: lahow
key: lahaw_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
shawl_1
a: kawl
de: nutritious food and drink given to s.o. seriously sick
hm: 1
initial: s
lx: shawl
pd: (-ka)
ps: n0-m-col
key: shawl_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
aw_1
de: purpose; cause, reason, sake Used with a possessive
hm: 1
lx: aw
pd: (-ga)
ps: n0-m
xe: out of fear
xv: baqdin awgeed
key: aw_1
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhaw
dhaw¹: m.l la-mid: dhaaw¹.
dhaw²: f.g1 (dhebay, dhebtay; dhebi) 1. Wax nabar ku dhufasho. 2. Nin, naag u galmood. 3. la-mid: dhaaw².
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
dhaw
f.g1 (dhebay, dhebtay; dhebi) 1. Wax nabar ku dhufasho. 2. Nin, naag u galmood. 3. la-mid: dhaaw.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
dhaw
[adjective] near, soon, close
dhaw v. have sex, copulate {obscene}
dhaw v. hit, strike
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
dhaw
-aa dhawaydh: (adj) near (niyar); close (kalows); just about; almost; nearly. Ex. mustaqbalka dhaw; the near future ~ dhow
dhaw -ayday: (v) hit (hit); strike (istaraayk); beat (biit) ~ garaac, dil
dhaw -dhabay: (v) have sexual intercourse with; fuck (fak) ~ was
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dhaw
(fal) la hel; ku dhufo. Libaaxa jaaha dhaw.
dhaw: (fal) iska celi. Ninka iska dhaw.
dhaw: (tilmaame) aan dheerayn; agtiisa ah. Goor dhaw waxaan maqlaynnaa war wanaagsan. Dh: dhawaan.
dhaw: (ereycodeed) lagu cabbiro shanqadha birta iyo wax la mid ah oo wax lagu dhifto.
dhaw -da: (magac, dhedig, keli) aqbalka ducada ama habaarka.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ha_1
de: don't!, do not!
hm: 1
lx: ha
ps: neg-imp
xe: Dont eat it!'; Ha sameyn! 'Don't do it!
xv: Ha cunin!
key: ha_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
aha_1
de: he / she is not; they are not
hm: 1
lx: aha
pd: (ma aha)
ps: v5a-3-neg-prhb
xe: He is not a fool.
xv: Nacas muu aha.
key: aha_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
caw_1
cf: ag, dhinac
de: side, flank; nearness, proximity
hm: 1
lx: caw
pd: (-ga)
ps: n0-m-loc
key: caw_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
da'_1
de: rain, pour down
hm: 1
lx: da'
pd: (da'ay / da'day)
ps: v1=
xe: aya. It's raining.
xv: Roob baa da
key: da'_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
daa_1
de: let be, leave alone See also: isdaa
hm: 1
lx: daa
pd: (daayey / deysey)
ps: v2a=
key: daa_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dab_1
de: fire
hm: 1
lx: dab
pd: (-ka Pl: dabab (ka))
ps: n4-m, n1-m
key: dab_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dad_1
cf: dumar, duul, rag, qof, nin, naag
de: people
hm: 1
lx: dad
pd: (-ka)
ps: n-m-col
key: dad_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
daf_1
de: snatch, take s.t. away quickly ~ by force
hm: 1
lx: daf
pd: (dafay)
ps: v1=
key: daf_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dal_1
de: country, land, territory, state
hm: 1
lx: dal
pd: (-ka Pl: dalal (ka))
ps: n4-m
xe: What country are you from?
xv: Dalkee baad ka timid?
key: dal_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dar_1
de: scoop, dip out; attach, join; add
hm: 1
lx: dar
pd: (daray)
ps: v1=
key: dar_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
daw_2
de: group of wells
hm: 2
lx: daw
pd: (-da)
ps: n-f-col
key: daw_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
day_1
a: dey
de: look at, view, examine
hm: 1
lx: day
pd: (dayey / daysey)
ps: v2a=
key: day_1
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhawo
f.g3 (-wday, -watay) la-mid: dhaawo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Dhawr
1. (Dhawr-ka) Tiro kow ka badan sagaalna aan dhaafin.
2. (Dhawr-ta) Wixii waxyeello leh oo dhan; cabsi; dugaag.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhawr
dhawr¹: m.l.t Tiro laba ka badan kana yar siddeed. la-mid: dhowr.
dhawr²: m.l Erey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo 'xannaano' ama 'difaac' micneeya. Tusaale: “Dhididdh.”, “Hantidh.”
dhawr³: m.dh Wixii waxyeello leh oo dhan.
dhawr⁴: f.g1 (-ray, -rtay) 1. Xumo ka ilaalin; xannaanayn. 2. Fiirin; u jeedid; eegid. 3. Sugid; korosho.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
dhawr
dhawr¹: m.l.t Tiro laba ka badan kana yar siddeed. la-mid: dhowr.
dhawr²: m.l Erey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo 'xannaano' ama 'difaac' micneeya. Tusaale: Dhidid dh., Hanti dh.
dhawr³: m.dh Wixii waxyeello leh oo dhan.
dhawr⁴: f.g1 (-ray, -rtay) 1. Xumo ka ilaalin; xannaanayn. 2. Fiirin; u jeedid; eegid. 3. Sugid; korosho. m.f.dh, dhawrid.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
dhawr
v. take care of, protect (against), watch over; look closely at, observe closely, scrutinize; expect, await, watch for
dhawr m. n., num-m (adj.): group, small number (less than ten); some, several, a few
dhawr [feminine] n. terror, something frightening ~ dangerous
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
dhawr
-ay -tay: (v) 1. wait (weeyt); / await (a-weeyt); hold on (holdh-on); pause (paaws)~ sug, dhowr. 2. expect (ikis-pekt); anticipate (an- tisi-peeyt) filo, ka dhursug. 3. (n) couple (ka-pal) several (se-varal) ~ xoogaa. Ex: dhawr jeer; several times
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Dhawr
Alcuni
Some
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dhawr
(fal) dhanka wax kaa jiro u jeedso. I soo dhawr! Dh: fiiri, day, jalleec, jeedaali, dhugo.
dhawr: (fal) ilaali oo daranyada ka dhaw. Reerka waraabaha ka dhawr.
dhawr: (fal) (ka ~) wax jabaya ama meel bugta aayar oo ilaali. Gacanta ku jaban, dhaqdhaqaaqa ka dhawr. Dh: miyir.
dhawr: (tilmaame) waxoogaa aan tiradoodu badnayan. Dhawr neef oo geel ah ayuu leeyahay.
dhawr -ka: (magac, lab, keli) tiro aan la xaddidin oo hal ka badan tobanna ka yar. Waxad degdeg ugu celcelisaa 'aqal dhawr gu' dhisnaa dabar dhawr gu' dhexyaal'.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
haa_1
a: haah, haahey, haaheeyo
de: yes Opp: maya
hm: 1
lx: haa
ps: intj
syn: nacam
key: haa_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hab_1
cf: hannaan, qaab
de: mode, process, system, method, manner; regulation, rule; fashion, style, pattern, model; mood {grammar}
hm: 1
lx: hab
pd: (-ka Pl: habab (ka))
ps: n4-m
key: hab_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
had_1
de: time, moment, point in time; [fig.] time to die, death
hm: 1
lx: had
pd: (-da)
ps: n1-f
xe: hed
xv: hadimo
key: had_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
haf_1
de: misunderstand, misinterpret, be mistaken; forget
hm: 1
lx: haf
pd: (hafay)
ps: v1=
key: haf_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hah_1
de: oh dear! Exclamation of dismay
hm: 1
lx: hah
ps: intj
key: hah_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hal_1
de: one Used as an independent phrase or a modifier
hm: 1
lx: hal
pd: (-ka)
ps: num-m
xe: Bring one!; contrast: mid, kow ~ koow ~ koob
xv: halkii
key: hal_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
har_1
a: hadh
de: stay (behind), remain, be left over
hm: 1
lx: har
pd: (haray)
ps: v1=
key: har_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hay_1
de: hold, keep, have, possess
hm: 1
lx: hay
pd: (hayey / haysey)
ps: v2a=
key: hay_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
jaw_1
de: knee
hm: 1
lx: jaw
pd: (-ga)
ps: n2a-m
syn: jilib, low, ruug
key: jaw_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qaw_1
de: precipice, ravine, gorge
hm: 1
lx: qaw
pd: (-ga)
ps: n2a-m
key: qaw_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-han_1
de: this, here
hm: 1
lx: -han
ps: deic-m-suf
xe: this teacher
xv: =-kan
key: -han_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
daab_1
de: handle
hm: 1
lx: daab
pd: (-ka Pl: daabab)
ps: n4-m
key: daab_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
daaf_1
de: purulent conjunctivitis (eye disease)
hm: 1
lx: daaf
pd: (-ka Pl: daafaf (ka))
ps: n4-m-col
syn: bakooro
key: daaf_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
daah_1
de: be late
hm: 1
lx: daah
pd: (daahay)
ps: v1=
key: daah_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
daal_1
de: fatigue, tiredness
hm: 1
lx: daal
pd: (-ka Pl: daalal (ka))
ps: n4-m-col
key: daal_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
daan_1
de: lower jaw; [fig.] cheek
hm: 1
lx: daan
pd: (-ka Pl: daaman (ka))
ps: n4-m
key: daan_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
daaq_1
de: pasture, grazing land, vegetation
hm: 1
lx: daaq
pd: (-a)
ps: n-m
key: daaq_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
daar_1
bw: Arabic
de: stone house ~ building (i.e., of masonry as opposed to wattle or mats)
hm: 1
lx: daar
pd: (-ta)
ps: n1-f
key: daar_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dawo_1
a: daawo
de: medicine, remedy
hm: 1
lx: dawo
pd: (-da)
ps: n6-f
key: dawo_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhab_2
de: lap (anatomical)
hm: 2
lx: dhab
pd: (-ta)
ps: n1-f
key: dhab_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhab_3
a: dhaw
de: hit, strike; {obscene} have sex, copulate
hm: 3
lx: dhab
pd: (dhabay)
ps: v1=
key: dhab_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhab_4
de: mat
hm: 4
lx: dhab
pd: (-ta)
ps: n1-f
syn: derin, gogol {S}
key: dhab_4
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhac_2
de: fall (down); be reduced; set (of sun)
hm: 2
lx: dhac
pd: (dhacay)
ps: v1=intr
xe: Dont fall down!
xv: Ha dhicin!
key: dhac_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhac_3
de: happening, occurrence; act of falling down
hm: 3
lx: dhac
pd: (-a)
ps: vn2a-m
syn: dhicis
key: dhac_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhac_4
de: rob, rustle (cattle); loot, plunder, pillage
hm: 4
lx: dhac
pd: (dhacay)
ps: v1=
key: dhac_4
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhac_5
de: robbery, theft, looting
hm: 5
lx: dhac
pd: (-a)
ps: vn-m
syn: booli, bililiqo
key: dhac_5
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhal_2
de: giving birth; delivery (of a child)
hm: 2
lx: dhal
pd: (-ka)
ps: vn-m
key: dhal_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhal_3
cf: carruur, ilmo
de: offspring, children; descendants
hm: 3
lx: dhal
pd: (/sha)
ps: n0-f-col
key: dhal_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhan_2
de: side; direction, way; portion, part
hm: 2
lx: dhan
pd: (-ka Pl: dhanan (ka))
ps: n4-m-loc
syn: dhinac
key: dhan_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhan_3
cf: oon
de: drink (milk) Contrast: cab (any other liquid)
hm: 3
lx: dhan
pd: (dhamay)
ps: v1=tr
key: dhan_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhaq_2
de: take care of, raise, breed; conserve, save (money)
hm: 2
lx: dhaq
pd: (dhaqay)
ps: v1=
key: dhaq_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhar_2
cf: hu, hub, marriin
de: clothes; cloth, fabric, material
hm: 2
lx: dhar
pd: (-ka Pl: dharar (ka))
ps: n4-m
key: dhar_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhawan
f.mg4 (-naa, -nayd) la-mid: dhaawan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhawee
f.g/mg2 (-weeyay, -weysay) la-mid: dhowee.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
dhawee
-yey dhaweysay: (v) make it closer; -soo dhawee: (v) welcome (weel-kam); greet (giriit), receive (ri-ziiv), entertain cordially or hospitably diyaafadi
sii dhawee -yey/dhaweysay: (v) see off (sii of); say goodbye; bid farewell (feer weel); wave goodbye
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dhawee
(fal) wax, meel aan ka fogayn gaadhsii. Aabbo kitaabka u dhawee.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhawid
m.dh la-mid: dhaawid.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dhawid
-da: (magac, dhedig, keli) wax dhaw oo aan dheerayn ahaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhawis
m.dh la-mid: dhaawid.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
dhawmo
f. n. sex, sexual intercourse
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
dhawmo
dhawmada: (n) sexual intercourse; copulation (kapi-leey- shin); intercourse (tnter-koos); sex (sa-kis); coitus (koo tes) ~ dhowmo, galmo, wasmo
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhawmo
bw: dhowmo
de: sex, sexual intercourse
lx: dhawmo
pd: (/da)
ps: n6-f
syn: wasmo
key: dhawmo
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhawow
f.mg3 (-waadday, -waatay) la-mid: dhowow.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhay_2
de: fresh milk
hm: 2
lx: dhay
pd: (-da)
ps: n0-f-mass
syn: kasoofeen
key: dhay_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhay_3
cf: leg; dhaylo
de: brisket (cut of breast meat from cattle)
hm: 3
lx: dhay
pd: (-ga)
ps: n-m-col
key: dhay_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhay_4
de: small stemless plant sp., with thick broad leaves
hm: 4
lx: dhay
pd: (-da ~ -ga)
ps: n1-f/m-col
key: dhay_4
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhay_5
de: eye; [pl] eyes usually in the plural
hm: 5
lx: dhay
pd: (-da)
ps: n1-f
syn: il (isha)
key: dhay_5
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dheg_1
cf: dheji
de: stick to, be stuck to, adhere With preposition ku
hm: 1
lx: dheg
pd: (dhegay)
ps: v1=intr
key: dheg_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhex_1
de: middle, center, inner, the part in between; waist; through, among, inside
hm: 1
lx: dhex
pd: (-da)
ps: n1-f-loc
xe: inside the house
xv: gude
key: dhex_1